HAROWO.COM
Ciidamada Booliska ee Madaarka Hargeysa ayaa Xidhay Kooxdii fanka ee Axmedweli Furunle ama Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Maanta ka soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Somaliya oo ay joogen muddo 7Cisho, Xadhigoodan ayaa waxa la sheegaya in uu ka danbeyey kadib markii ay warbaahintu ka qortay warar sheegaya in fanaaniintaasi u goosteen Magaalada Muqdisho oo ay ka sii horeyeen Fanaaniin kale oo Somaliland caan ka ahaa.