Cilmi-baadhis Iftiimisay In Ragga Dhaadheer Guurka iyo Furriinka Kaga Deg-deg...
Ragga dherer ahaan dhaadheer ayaa la ogaaday in ay hore u guursadaan, isla markaana furriinka ku deg degaan marka loo eego ragga gaagaaban oo inta badan aan furriinka aad u jeclayn sida lagu sheegay...
View ArticleHawl-wadeenada Harowonews Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilmo...
Dhamaan Hawlwadeenada Harowonews waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyska reer Barkhad Rayaale oo hooyadood ku geeriyootay Magaalada Boorama. Waxan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka...
View ArticleBaaq: Shirweynihii Sanadlaha ee Qurbo Joogta Beesha Reer Dudub (RD) ee Europe
Baaq: Shirweynihii Sanadlaha ee Qurbo Joogta Beesha Reer Dudub (RD) ee Europe Asalama Calykum…. Waxaa dhamaan Qurba Joogta Reer Dudub Cismaan (Samaroon) ee Europe la ogaysiinaya in Shirweynihii...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka Awdal Ugu Jira Maamulka Somaliland Kaalintoodu Ma...
Xildhibaanada Baarlamaanka Awdal Ugu Jira Maamulka Somaliland Kaalintoodu Ma In Ay Dheemaalka Gurtaanbaa? Dhamaan marka hore waxaan aad u salaamayaa Akhristayaasha had iyo jeer daneeya horumarka iyo...
View ArticleMuqdisho oo laga hirgaliyay mashiinada lacagta lagala baxo
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, ayaa markii ugu horreeyay waxaa ka shaqeynaya mashiin loogu tala-galay in lagala baxo lacagaha (ATM), kaas oo sahlaya inadan lacagta ku qaadan jeebabka....
View ArticleHaweenka Hinaasaha badan oo la ogaaday inuu haleelo cudurka maskaxda ku dhaca...
Haweenka murugada iyo hinaasuhu aadka ugu badan yahay, ayaa la caddeeyey in markay weynadaan ay asiibaan xannuunnada maskaxda ku dhaca, gaar ahaan cudurka asaasaqa loo yaqaan ee keena in qofku...
View ArticleCabdi Iley oo hab siyaasadeysan u quusiyey ma qancayaashii
Shacabka Dowlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ee ku kala nool daafaha aduunka iyo gudaha Dalkuba waxey hambalyo, hambalyo, hambalyo leeyihiin dhammaan Dadweynaha iyo Dowladda Deegaanka Soomaalida...
View ArticleWaa kuma Sarkaalkii Lagu diley Saaxdheer ee maleeshiyada S/land
Faah faahin: Waa kuma Sarkaalkii Lagu diley Saaxdheer ee maleeshiyada S/land Waxaa dhowr maalmood ka hor lagu qaarajiyey degmada Saaxdheer ee gobolka Sool sarkaal magaciisa la odhan jire Cabdiraxmaan...
View ArticleXaraashka iyo Xatooyada Hantida Qaranku, Goormey Noqotey Maalgashi?
Shirkii Ganacsiga & Maalgashiga Soomaaliya (Somali Trade & Investment Conference), March 2013. Shirkaasi oo ahaa shir maqaamkiisu eed u sareeyey, laguna qabtey British Museum oo ah goob...
View ArticleMa Laga Yaabaa Kibirka Iyo Awooda Dheeriga Ah Ee Ay Isticmaalayaan Wasiirada...
Waxa ka soo bidhaamay Jamhuuriyada Somaliland mudadii ay jirtey Hab-dhanqan quracan oo ay weheliso kibir iyo amarku taagleyn ay ku kacayaan Wasiirada Awooda badan la siiyey ee ka soo jeeda beesha...
View Article