Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Nin La Sheegay Inuu Gabiley Joogo Oo Sheegaya In Xaaskiisa Oo Uur 5 bilood ah Ninkale Qasab Loogu Dhisay Boorama “Ma dhab baa”?

$
0
0

Khadar Mooge mursal waxa uu kasoo Jeeda Beelaha Soomalidu ay Hayb soocdo wuxuuna dagan yahay magaalada Gebiley.Khadar ayaa wuxuu horay uguuursaday Gabadh Dhalasho ahaan Kasoo Jeeda Magaalada Boorama, Wuxuu sheegay inuu Kala kulmay Guurkaasi dagaal iyo inay maxkamad Isla galaan Ehelada Gabadhaasi, waxaana Maxkamadu u xukuntay Xaaskiisa Inuu Qabi karo maadaama uu yahay Qof Islaam ah.

Muddo kadib, wuxu sheegayaa in gabadhii oo uur shan bilood ah u leh loo dhigay Shirqool ku aadan Sidii looga Kaxayn lahaa, wuxuna sheegay in Adeerkeed oo ka yimid dalka maraykanka uyeedhay gabadha, waxayna ii sheegtay buu leeyahay in Khasab loogu guuriyey Wiil ay Ilmaadeeryihiin.

Khadar mooge Mursal wuxu wareysigan ku sheegay Waxyaabaha ku dhacay, Xaaskiisa inta uu Qabay iyo Halka haatan loo wado. Waxa kale oo sheegayaa ninkani war aan suurto-gal ahayn oo burinaya arinka uu ka hadlayo, oo ah in Taliyaha Saldhiga Boorama lasoo xidhiidhay, Badhasaabka iyo Gudoomiyaha Maxkamaduna lasoo hadlayaan oo uu sugayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles