Aabo Maxamuud Jaamac (Aburaas)
Hooyo Madiino Maxumed Indho-Nuur
Maxamed Maxamuud Jaamac iyo Xaaskiisa Hodan Cabdilaahi
Siman Maxamuud Jaamac iyo Seygeeda Jawhar Qalinle
Nimco Maxamuud Jaamac iyo Seygeeda Axmedweli Rayaale
Cabdiraxmaan Maxamuud Jaamac
Yaasmiin Maxamuud Jaamac
Aswaan Maxamuud Jaamac
Dhamaanba Qoyska Reer Maxamuud Jaamac Iyo Asaxaabtuba Waxay Duco iyo Hambalyo U dirayaan Qoyska Cusub, Mudanaha iyo Marwada Mawliid Daahir Cadarre (Indhageelle) iyo Hibo Jaamac Cabdilaahi (Baakistaani) Oo Maanta 24 April-2014 Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Boorama Huteelka Caanka Ah Ee Rays, Waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara, Bashbash iyo Barwaaqo Ubad kheyr qabana kala hela AAMIIN AAMIIN. Waxayna Ugu duceynayaan Ducadii Rasuulka CSW