Dhamaan Hawlwadeenada Harowonews waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyska reer Barkhad Rayaale oo hooyadood ku geeriyootay Magaalada Boorama.
Waxan leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo hooyana Naxariistii Janno ha ku daboolo. AAMIIN AAMIIN
↧
Hawl-wadeenada Harowonews Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Ilmo Barkhad Rayaale
↧