Maxay Ku Heshiiyeen Isbaaheysiga USP iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?
Xagala geel wax guntiga lagu qaato ka wayn, la heshiiyee maxaa lagu heshiiyay?!!! Ka dib mudaaharaadkii London, ee lagaga horyimid Xasan Culusow iyo ficiladiisa guracan, ee eexda, qabiilaysiga iyo...
View ArticleMidnimada Gadabuursi, qiimaynta ugaaskooda iyo quusta cadowga
Caano daatay dabadood la qabay qaladkii aan galay sanad ka hor ee sababay in aan taariikhdeenii been ka sheegno ka dib markii la is xiniinyo taabtay ee jufo jufo la isku urursaday iyadoo beesha dhexe...
View ArticleEreyo Suuqdi ah oo qosol iyo maad leh oo kusoo biiray Afsoomaaliga hadii...
Erayo suuqeed qosol iyo la yaab leh, ayaa kusoo biiray luuqadda Soomaaliga, ayada oo ay dad badan haddii ay maqlaan ay adag tahay inay fahmaan Erayadaan Iyo qaar kale oo badan ayey isticmalaan...
View ArticleWaamaxay Qaxootiga Xeryaha Jabuuti ku Nool Ee Uu Xaglatoosiye Sheegayaa? Ma...
Sida loo soo dhaweeyay Nin dudmo ku maqnaa oo lasoo ladqabeeyay, lacagbadanna Jabuuti loogu diray wuu u egyahay, laakiin warar rasmi ah oo Jabuuti naga soo gaadhay waxay sheegayaan inuu tegay Xeryo...
View ArticleXog Harowonews heshay Iyo Safarkii Xirsi tooriile ku yimid Boorama + Qorshe...
Kiiskaa dilku wuxu naga hortaaganyahay qorshihii aan Saylac ka gali lahayn. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Wasiirka madaxtooyada s/land Xirsi ayaa safar lama filaan ah todobaadkii hore ku yimid...
View ArticleKaaf iyo kaladheeri: Dhalinyarada Reer Awdal, Oday-dhaqameedyada iyo Xuskii...
Kaaf iyo kaladheeri: Dhalinyarada Reer Awdal, Oday-dhaqameedyada iyo Xuskii Maamul-beeleedka SNM Waxa nasiibdarro ah in oday-dhaqameedyada reer Awdal, gaar ahaan kuwa Borama ka arrimayaa ay noqdeen...
View ArticleBORAMA’S 18TH MAY SHAME CAUGHT THE MDIA HEADLINES AND THE MINDS OF THOSE WHO...
BORAMA’S 18TH MAY SHAME CAUGHT THE MDIA HEADLINES AND THE MINDS OF THOSE WHO REASON AND THIINK. Welcome to the new world of insanity and shame !!! Did you see the eighty year old man and the demagogue...
View ArticleQADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA...
QADIYADA GOONI-ISU-TAAGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad) Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda...
View ArticleA RIGHT RESPONSE TO HASSAN ISSA’S TALK AND THE SCRAMBLE OF SOMALILNAD MEDIA’S...
A RIGHT RESPONSE TO HASSAN ISSA’S TALK AND THE SCRAMBLE OF SOMALILNAD MEDIA’S CODE OF CONDUCT. On 20th May, I listenedd a jumble of meaningless words, by a man called Hassan Issa, released on few media...
View ArticleWaa sidee xaaladda dhalinyarta ka tahriibtay Borama ee ku sugan Libya?
Liibiya (Harowo)- Sida lawada ogsoon yahay muddooyinkii u dambeeyay wax aka jiray guud ahaa magaalada Borama Qulqulka dhalinyara u tahriibaysa wadamada reer yurub,dhalinyartan oo dhibaato adag u maraya...
View ArticleBEESHA DHEXE WAY KA BAXDAY SAAMI QAYBSIGII LAGU HESHIIYAY SHIRARKII BORAME...
Burburkii iyo baaba’ii dagaaladii sokeeyey ee aafayay Somaliya waxay keentay in nin waliba ku noqdo meeshii deegaan aahaan amaba abtiirsiimo ahaan uu ka soo jeeday si uu u helo meel gabaad u ah oo uu...
View ArticleNin sigtay ma baxsan, mooshinkii baarlamaanka waa lala laabtay ee ma...
Nin sigtay ma baxsan, mooshinkii baarlamaanka waa lala laabtay ee ma fashilmin, dowladuna ha u naxariisato brakacayaasha iyo masaakiinta! Waxay ahayd 23kii May maalin farxad, damaashaad iyo dabaaldeg u...
View ArticleWalaalaheen Isaaq waxay rabaan inay Berbera iyo Hargeysa dhuuqaan...
Marka hore waxaan salaamayaa maamulka shabakada harowo oo noo suurto geliyey hadaan nahay reer awdal salal gabiley iyo harawo inaan fikirkayaga ku soo daabacno harowo.com halka kuwa kale ay xirsi...
View Article