INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
GEERI NAXDIN LEH
Samaroon Rooble Xasan
Muxiyadiin Cabdilaahi Muuse
Cismaan Yuusuf Talan
Axmed Sheekh Faarax
C/risaaq Maxamed Barkhad (Camuudi)
Madiino Qaalib Boqore
Safiya Cali Kiriir
Fatxiya Cismaan Giirre
Maxamed Jaamac Dhiirane
Dhammaan dadkani waxy tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Xuseen Jaamac Cabdilaahi Wadaadyare oo saacado ka hor si kadis ah ugu geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.
Waxay marxuumka ilaahay uga baryayaan inuu ka waraabiyo Janatul farduusa. AAMIIN