Adigaa Wax Arkaye Usha Ummadda U Hay? Cabdirisaaq Camuudi.
Marka magiciisa la soo hadal qaado waxa la xasuustaa tilmaam uu gaar u leeyahay oo duur joogta kalena uu kaga duwan yahay, waa socod gaabida uu caanka ku yahay il maalmeed oo idil haddii uu soconaayo...
View ArticleWARANCADDOOW SIDEEN KUGU AAMINAA WAA SU’AALE?
WARANCADDOW SIDEEN KUGU AAMINA Waxaan la yaabay dadka amaanaaya Warancadde. Waa Ramadaan oo ku dheeraanmaayo beena ka sheegimaayo ee waxa igu kalifay inaan wax soo qoro sida makasta loo qaldaayo. Qofka...
View ArticleYuusuf Garaadow Dawladda Ciyaarta ka Daa
Yuusuf Garaadow Dawladda Ciyaarta ka Daa: W/Q: Ahmed A. Ali E-mail: ahmedqadhabo@gmail.com Waxaan arkayyaa sadarro silloon oon sinaba ahayn, Yuusuf Garaad marba mid soo goglayyo bogagga war baahinta...
View ArticleXirsi Tooriile oo shir albaabadu u xidhanyihiin la galaya wasiirka cusub ee...
KULAN ALBAABADU U XIDHAN YIHIIN OO LA FILAAYO INUU DHEXMARO WASIIRKA DEBEDDA IYO XIRSI Waxa aynu garan karaan tabta Xirsi ula dhaqmi doono Wasiirka Debedda Mudane Maxamed Biixi, inagoo ka dab...
View ArticleYaa Yidhi Raggii Colaadda Ceel-bardaale darteed Jidka loogu gawracay...
JAWAAB KU SOCOTA TIFATIRAHA AWDALPRESS DOODDIISA KU BAXDAY SHABAKADIISA: Nuur yoonis ( reer nuur) afar damaeer oo la rartay way iska fogeeyeen. Ahmedweli Got oo iska leh website Awdalpress wuxuu u...
View ArticleMaamulka Faroole oo cadaawad weyn muujiyay
Maamulka Faroole oo isku markhaati furey ” cabashadii ay DF ka sheeganayeen oo beenowday” Dadka Soomaaliyeed waa dadyoow ka mid ah bulshadda Caalamka kuwoodda ugu saboolsan , Guud ahaad dalka...
View ArticleBahda Harowonews iyo Dadka hoos ku qoraniba waxay Hambalyeynayaan Eng.Axmed...
MUDANE ENG: AHMED MOHAMED YABAAL MARWADIISA UBAX CISMAN C/LAHI(SHAMAX Dhammaan Dadka hoos ku qorani Waxay hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinayan dhaman dadkan hoos ku qoran caruska iyo caruusada oo...
View ArticleXIRSI OO U DHAQMAAYA SI AY KA XISHOODEEN AMIIRADA CARABTU
Waxa maanta wargeysyada iyo TVga Qaranka iyo wabsedyada laga naasnuujiyo xoolaha ummadda lagu baahiyey waqqabadka Wasiir xirsi oo ah arrin nin masuul ihi ku kicin karin tan lagu faaninaayo, ay tahay...
View ArticleWaamaxay Mucaawino la siyaasadeeyay?
Faroolaha sii dhacaya ee ligligga haysta xukunka Ex Puntland ayaa ku dooday inuu mucaawinadii dalka Turkiga aynu walaalaha nahay u soo diray dadka dan-yarta ah ee reer Khaatumo ay ahayd mid...
View ArticleGeeri Naxdin leh: Hawl-wadeenada Harowonews iyo dadka hoos ku qoranba waxay...
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN GEERI NAXDIN LEH Samaroon Rooble Xasan Muxiyadiin Cabdilaahi Muuse Cismaan Yuusuf Talan Axmed Sheekh Faarax C/risaaq Maxamed Barkhad (Camuudi) Madiino Qaalib...
View ArticleTACSI TIIRAANYO LEH OO KA TIMID CABDIRASHID XASAN MATAAN
ANIGA OO KU HADLAYA MAGACAYGA IYO DHAMMAAN QOYSKA REER XASAN MATAAN DAL IYO DIBADBA, WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH HALKAN UGA GUDBINAYAA, DHAMMAAN REER WADAADYARE MEELKASTA OO AY JOOGAAN DAL IYO...
View ArticleTacsi ku socota Reer Jaamac (Wadaadyare) oo Wiilkoodii ku geeriyooday
Dhamaam Reer Maax Maxamuud Jaamac waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Reer Jaamac C/laahi Diiriye ( Wadaadyare) & Reer Abdi Mohamud Jaamac (Gaagaale) oo ay ka tacsiyadaynayaan Geeridii Naxdinta...
View ArticleTacsi ka timid CANADA (Edmonton)
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEHI RAAJICUUN Anigoo ah abdi xuseen Axmed (ABDI GUREY) IYO dadka hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Alla ha u...
View ArticleTacsi Tiiraanyo leh oo ay nasoo gaadhsiisay Foosiya Cilmi Coofle
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Elmi Abdilaahi Coofle waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reer Jaamac Cabdilaahi Wadaad Yare, geerida naxdinta leh ee ku timid marxuun Xuseen Jaamac Cabdilaahi...
View ArticleMaxaa Keenay In Xirsi Ka Duwanaado Ku Dhawaad Tobankii Wasiiro Madaxtooyo Ee...
Xirsi: Ma wasiir madaxtooyaa mise madaxweyne idman: - - Maxaa keenay in Xirsi ku ag nabnaado madaxweynaha goor kasta iyo goob kasta - Maxaa keenay in Xirsi ka hadlo hawl kasta oo xukuumaddu wado. -...
View ArticleTacsi ku socota Qoyskii uu ka baxay Xuseen Wadaadyare
Inaa Lilahi wa inaa Ileyhi Raajicuun. Anigo ah Saciid Maxamuud Obsiiye, Kuna Hadlaya Magacayga iyo Kan Reer Ammaan meel kasta oo ay joogaanba, Waxan Halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii,...
View ArticleTacsi, Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Ibrahim Rijaal meelkasta oo ay joogaanba, waxaan halkan tacsi uga dirayaa reer wadaad yare meel kasta oy kala joogaan, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xuseen...
View ArticleHambalyo Labada Caruus Ee Eng. Ahmed Mohamed Yabaal iyo Marwadiisa — Prof....
Aniga oo ah Cabdirisaq Mohamed Barkhad (Camuudi) waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa Eng. Ahmed Mohamed Yabaal iyo Marwadiisa Ubax Osman Abdillaahi Shamax oo dhawaan meherkoodu ka dhacey Hutel Rays...
View Article