Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh
u diraynaa Hooyo Ruqiya Cabaas iyo Aabo Ilyas Xaaji oo wiilkoodii
oo 10 Jir ah ku geeriyooday magaalada Calgary ee Canada isagoo
manta lagu aasayo magaaladaas.
- Xasan Daahir Sheer
- Xallimo Xasan Sacad
- Cismaan Ibraahim Rijaal
- Canab Daahir Obsiiye
- Axmad Yabaal
- Jibriil Aadan Isaak
- Hadaaya Riiraash
- Fowsi Ibrahim Rijal
- Rooda Yuusuf
- Cali Cabdi Faarax
- Nadiya Shermarke
- Saciid Axmed
- Aaamina Siraad
- Axmad Faarax Miicaad
- Faaduma Qaalib
- Xasan Ahamed
- Cumar Yabaal
- Yaasin Ahamad aburaas
- Cismaan Mowliid
- Sabaax Ali
- Maxamad Xaaji
- Sacad Abdi
- Shukri Abdulaahi
- Mahdi Muuse
- Cabdillahi Cismaan