Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

C/samad C.Shire Miyuu ka soo Goostay Puntland-ta Dumaysa?Mise wuxu u yimi...

Cabdisamad Cali Shire Miyuu ka soo Goostay Puntland-ta Dumaysa? Mise waxa uu Taleex u yimi inuu Shacabka Khaatumo kala qeybiyo. Labadaa waa mid.    Waxaynu qormadan ku eegi doonnaa sababaha ka dambeeya...

View Article


Reer Awdal Oo Xididka Soo Dhaweynta uuni shaqeeyo, kuwii kalana hawl-gab...

View Article


Madaxweyne Maxamuud Siilaanyo Waa Madaxweynihii Ugu Daacadsanaa Ee Soo Mara...

Somaliland waxaa soo marey madaxweynayaal badan waxaase maanta kursiga maamulka ku fadhiya Madaxweynihii ugu daacadsanaa Mudane Mujaahid Dr. Axmed Siilaanyo oo isku darsadey waayo aragnimo Siyaasadeed...

View Article

Shaqo deg deg ah oo ka bannaan Madaxtooyada Siilaanyo

SHAQO DEGDEG AH OO KA BANAAN MADAXTOOYADDA SOMALILAND. Ka dib markii ay bateen dhaliilaha loo soo jeedinayo dawladda markay saddex jirsatay lagana waayey wixii laga filaayey siina bateen Musuqmaasuqa,...

View Article

Maxaa Kala Haysta Balanqaadka Madaxweyne Siilaanyo Iyo Beerlaxawsiga Madax...

Sida aan la wadda soco waxaa toddobaadkan magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal gaadhey wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Dr. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Haddaba...

View Article


Hubsiimo Halbaa la siistaa

  Asc Bismilaahi Rahmaani Rahiin Hubsiimo Halbaa la siista waa mahmah somaliyeed oo macna wayku fadhida waxaan manta qalinka u qaatay waxaan rabaa inaan waxyar iska dultaago imashadii borama uu...

View Article

War maanaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa?!!! Waa yaabee maxaa ka si ah...

War maanaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa?!!! Waa yaabee maxaa ka si ah goboladan Khaatumo?!!! Ka dib dagaalo sokeeye, oo doog iyo qalaylba cunay, sababayna saddex iyo labaatan sanadood oo burbur...

View Article

Sheeko qosol badan: Waxaan Ka Cabsi Qabbaa In Beelaha Darifyada Somaliland....

Saddex nin oo Soomaali ah ayaa Yurub ku galay tahriib nacas (Tahriib nacas waxaa la yidhaahdaa nidaamka Yurub lagu galayo iyada oo la sii marayo Suuriya ka dibna Turkiga dabadeedna Giriiga marka...

View Article


Muwaadin fadhiga ka kacay markuu akhriyay qoraal shalay Harowo kusoo baxay...

Gudoomiyaha Dhalinyarada beelaha Baha Samaroon ee magaalada Gabilay Md. Yaasiin Cilmi Dhangub (LIIDO) ayaa maanta saxaafada kula hadlay gudaha magaalada Boorama waxana uu dhaliil xoogan huwiyay wax uu...

View Article


Wasaaradda waxbarashadu maxay wax uga qaban wayday musuqmaasuqa ka jira...

Sida aynu lawada socono dhamaan dadka reer Somaliland waxa ay dawlada hada jirta ee ka soo baxday xisbiga kulmiye sida ku jirtay ololaheedii siyaasadeed xiligii doorashada ay galeysay waxa ka mid ahaa...

View Article

Kaadirka Nolosha Iyo Kaaha Dadaalka. By: Cabdirisaaq Camuudi.

  Markii aan yaraa ee aan ku jirey barashada iyo barbaarinta diinta Islaamka waxaan xasuustaa halqabsi macnihiisu ahaa “Qofka rabba in uu darajo sare gaadho habeeno ayuu soo jeedaa”. Soojeedkan qofka...

View Article

TACSI KU SOCOTA QOYSKII IYO EHELADII NUUX BARKHADLE JIBRIIL

Tacsi ku socota eheladii Nuux Barkhadle Jibriil “…Xiddigihii Dilaadee Daadanaayay waayadan Maantana qod baa dumay Dabayshaygu soo furay Geeridu daliilkiyo Distoor Eebbe weeyoo Kolla diidi maayee Waxa...

View Article

TACSI ku socota Ruqiya Cabbaas iyo Ilyaas Xaaji oo wiilkoodii oo toban jir ah………

Anagoo kala ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Hooyo Ruqiya Cabaas iyo Aabo Ilyas Xaaji oo wiilkoodii oo 10 Jir ah ku geeriyooday magaalada Calgary ee Canada isagoo manta lagu...

View Article


XISAABAHA GAARKA U AH WASIIR SAMAALE EE UU KU DARSADAY MIISAANIYADDA

XISAABAHA GAARKA U AH WASIIR SAMAALE EE UU KU DARSADAY MIISAANIYADDA Waxa hore aan idinku sheegey sida iga soo gaadhay masúul wasaaradda maaliyadda ka tirsan sida uu Samaale uu miisaaniyaddii 2013...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WASIIR SAMAALOW HORE AYAA LOO YIDHI BEENALAHA UGU HADAL MACAAN

WASIIR SAMAALOW HORE AYAA LOO YIDHI BEENALAHA UGU HADAL MACAAN Waxan dhegeystay TVga qaranka ee la maran habaabiyey. Marka Qaran laga hadlaayo waxaa ummadda oo dhan oo rayigeeda kala duwan sifo siman...

View Article


Wax ka baro Tallaabooyinka aad ku gaadhi karto Tiirka guusha. By: Cabdirisaaq...

Cilmi nafsi ahaan haddii dadka adduunkan korkiisa kugu weheliya ee aad mar walbe nolol waddaag tihiin inta badan kaaga waramaan faa’iidadda ay iska leedahay guushu amma qiimaha ay ku fadhido runtii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xirsi Gaab ma adka ee wuxu helay wax ka jilicsan

WASIIR XIRSOW MA ADKID EE WAX KAA JILICSAN AYAAD HESHSY!!!!! Shalay waxa la daawaday khudbad uu akhriyaayey nin aan xaq u lahayni, waxuu ka hor akhriyey Golaha Dhegeysiga iyo Sacab Tunka. Waa Wasiirka...

View Article


Muuqaal argagax galiyay dad shaqo doon ahaa. Daawo waxa qabsaday

Shirkada LG oo u adeegsatay ii dhehda TV ay samaysay. Shaqada adduunka ugu naxdinta badan, ayay noqotay tani iyadoo lagaa codsanayo inaad baqdin galiso dadka shaqa doonka ah iyadoo shirkadda LG ay u...

View Article

XISAABAHA GAARKA U AH WASIIR SAMAALE EE UU KU DARSADAY MIISAANIYADDA-QAYBTII...

Waxaynu ku eegnay qaybti kowaad seddex xisaabooh oo WAsiir Samaale buuxsaday si uu u helo hanti aanu cidina weydiisan oo sida uu doono ugu tagrifalo. Waxa ayaan darro ah in Golaha Hurda ee Wakiiladu...

View Article

Challenges of Somaliland in Education

  Challenges of Somaliland in Education   Ministry of Education in Somaliland manages the outdated educational system in which students are without specializations after leaving secondary school. On...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live