Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi kusocta Qoyskii Axmed Sheekh Mahdi

$
0
0

Dhamaan qoyska reer Xaaji Nuur Maxamuud Kaadiye oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Ahmed Sh. Mahdi Adem oo manta ku geeriyoodey magaalada Borame, waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu u naxariisto  janadii fardowsana  ka waraabiyo. Eheladii iyo qaraabadii iyo intii uu waxbarayna dhamaan sabir iyo iimaan ilaahay ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles