Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Hindia: Nin loo guurinayo oo ka baqaya Naagta. Daawo qosolka

Related Posts:Daawo Nin si xoog ah u tuugsanaya dalka Pakistaan oo dadkii…Shacabka Magaalada Laas Caanood oo Ka Cabanaya Takoor,…Halkan Ka Daawo Jawaabta Turkigu ka bixiyay aragtidiisa ku…Halkan ka...

View Article


XISAABAHA GAARKA U AH WASIIR SAMAALE EE UU KU DARSADAY MIISAANIYADDA-QAYBTII 3

“MA LUMO XAQ NINKII LAHAA DABO SOCDO’ Waxaynu soo afjari doono si ku meel gaadh ah maqaaladan muujinaaya xatooyada loo badheedhay een haysan cid xakameysa iyo cid dabo gashaba. Waxaan haya xugo ay ii...

View Article


G6 iyo Axmed Karaash: laba Maroodi meeshay ku cartamaan cawska iyo dhirtaa ku...

G6 iyo Axmed Karaash: laba Maroodi meeshay ku cartamaan cawska iyo dhirtaa ku baaba’!!! In kasta oo ay isimadii Boocame ku shiray, ay go’aamiyeen in shirka Khaatumo3 la qabto ka dib marka uu soo...

View Article

Xirsi oo ku noq-noqday halkii uu jilcistay iyo hawshii Samaale oo uu la wareegay

Golaha Wakiiladu maanta heys furdaamiyo oo maruun ummaddan ha ka farxiyo, ha diido cashuurtan ka baxsan nidaamka xukuumadda. Seddex cisho gudaheed ayuu Wasiir Xirsi u talaabsaday isagoo laafyoonaaya...

View Article

Hambalyo iyo tahniyad Aroos oo kuk socota Ramadaan Sheekh Xuseen iyo Xamda...

Qoyska Reer Xaaji Siciid Maxamuud Oo kala jooga wadamada UK , Holland , Biljum , Norway , Sweden  iyo Somalia waxay tahniyad Kal iyo Laaba u Dirayaan Boqorka  Ramadaan Sheikh Xuseen  Sheekh Maxamed...

View Article


Hambalyo iyo bogaadin ku socota Wariye Cali Barkhad iyo Khadra Maxamed...

Hambalyo hambalyo hambalyo waxaa hambalyo siwada jir ah udiraya Hooyo Khadiijo maxamed iyo hooyo caasha ducaale C/lahi barkhad cumar (C/lahi tulli) Walaalo yusuf barkhad iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuwii Guryaha xoogga ku deganaa Xamar ma laga saaray!!! Sawir Fariin weyn...

Related Posts:Ma Dhabbaa Lacagtu Waxay Ka Mid tahay Aaladaha Ugu Waaweyn…Daawo Raggii Mareykanka oo qaarka dambe cun-cun kaga dhacay…Boorama waxay noqon doontaa magaalada ugu quruxbadan…Tareen Nuuca...

View Article

BAAQ Ku Wajahan Jufada Madaxweyne Siilaanyo

Waa mid aan ka meereystay aan se ka maarmi waayey. Ma ihi qabiil oo dhaliisha uma kala sooco madaxda sida dadka qaarkii, waxa se muuqaata inaynu marayno marxalad u baahan in inta badan ee aamusani...

View Article


Wasiirada Waxbarashada Somaliland Ha Iska Casisho Xilka….

Waxaan salaan halkaan uga dirayaa saxaafada xorta ah in ay aaraada umada gudbinayaan sida aynu fakarka xor ah. Allaa mahadaa iska leh. Waxaa isa soo taraayo fashilaadaha xukuumada ay sadaxda sano dalka...

View Article


Aqoondarada wasiirka maaliyada Samaale waataa u geysay inuu dadkii canshuur...

Aqoondarada wasiirka maaliyada Samaale waataa u geysay inuu dadkii canshuur madaxfurasho ah ku soo rogay sida budhcad-badeedii Somaliya.‏ Marka  hore  waan  idin salaamey  saxaafadeey dhamaantiin....

View Article

BAABUURTA KASHIFTAY SAMAALE, XIRSI IYO WASIIR GURAY

Waxa la yidhi sir maqabe Allaa u sahan ah. Bulshadan dhoohan ee qabiilku kala qaybiyey ee kii la dulmiyey daafacaayo kii dulmiyey ee suldaankiisa la iibsanaayo, ee xildhibaankiisa la laaluushaayo, ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

GOORMUU CIIDANKII QARANKU DHISMAYAA, KUWAN SHISHEEYANA DALKA KA BAXAYAAN?

GOORMUU CIIDANKII QARANKU DHISMAYAA, KUWAN SHISHEEYANA DALKA KA BAXAYAAN?   HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha...

View Article

Maanta aynu ku eegno Goloha Wakiiladu waxa ay Cashuur Nin keensaday ka yeelaan

  SOMALILANDEEY MAANTA AYNU KU EEGNO GOLAHA WAKIILADU WAXAY CASHUURTA NIN KEYNSADAY AY KA YEELAAN. Waxa ceeb ah in dadkeenu u sacab tumo mashaariic lagu dhisay adduun iyagu bixiyeen oo intoodii badnayd...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxbarashada Dawladu maamusho ha la saxo, ma waxbaa ku jaban

Waxbarashada Dawladu maamusho ha la saxo, ma waxbaa ku jaban Waxa la wada dareemay oo aad looga dayrinayaa tayada iyo xaalada waxbarashada dugsiyada dawlada, in kasta oo markastaba dhaliilo jireen...

View Article

Adduunyada iyo ururada caalamiga ah oo laga soo xigtay In Somaliland La...

  Waxa loo samaynayaa Financial Management Board sida dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo kale! Waxa ay Somaliland xukuumaddeedu lumisay kalsoonidii beesha caalamka kedib markii ay lunsatay lacagihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo ku socota LAMAANE is calmaday

Hambayo Meherka Boqorka Cabdikarim Daahir Bille iyo Boqorada Nimco Hana Muuse Kaahiye Dhamaan Dadkan Hoos ku qoran waxay Hambalyo iyo bogaadin  u dirayaan Meherka Boqorka Cabdikarim Daahir Bille iyo...

View Article

Maxamuudow 4.5 Million Oo Dollar May Gelin Madaarka Hargeysa Ee Meeday Lacagtii?

Wasaarada duulista iyo hawada Somaliland way ku fashilantay dib u habayntii labada Madaar ee Hargeysa iyo Berbera. Madaarka Hargeysa waxaynu la soconaa in isaga oo shaqaynayaa la xidhay oo la yidhi waa...

View Article


Sawaaxilida oo Somalida u hanjabtay iyo Qeyb ka mid ah Mall-ka West Gate oo...

  Wakaalada wararka ee AFP ayaa kasoo xigatay saraakiisha dab damiska iyo kuwa amaanka in goor dhaweyd qeyb kamid ah dhismaha kore ee xarunta Westgate ay soo duntay, ayadoona imika uuro ay ka baxeyso...

View Article

Tacsi kusocta Qoyskii Axmed Sheekh Mahdi

Dhamaan qoyska reer Xaaji Nuur Maxamuud Kaadiye oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuun Ahmed Sh. Mahdi Adem oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

A short tribute to my teacher (Ahmed Sheikh Mahdi)

A short tribute to my teacher (Ahmed Sheikh Mahdi) Expressing how it feels to lose someone with so much significance in your life is an overwhelming task. The heartache and grief that must accompany...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live