OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kaso jeeda Gobolada AWDAL, SALAL, GABILEY . e dagan Wadanka Swedan in la qaban doono Shirwaynihii labaad ee Jaaliyada. 07.Dec 2013 Hadii Ilaaha Awoodalihi Ogalaado .
Shirkaasi wuxu ka dhici doona magaalo Madaxda labaad ee wadanka Sweden Gothenburg..
Waxana martigalin doona ururwaynaha Saacid Forering., Kulankaasi oo Lagaga tashan doono hirgalinta Lughaya Port. iyo horumarinta Iyo isku xidhka Jaaliyada ..
Waxa kale oo ayagana si sharafle loogu martiqaadaya Jaaliyadaha kaso jeeda gobolada kor ku xusan e dagan wadamada Scandanevianka, iyo cidkasta oo jecel hurumarka iyo wax wadaqabsiga. Waxakale oo aan rajaynaynaa in ay inagala soo qayb galaan marti sharaf kale oo martabo iyo maamuus sare kule bulshadeena. oo inooga iman doona Dacalada dunida .
Muwadin kasta oo ka soo jeeda Gobaladasi muhiim buu noo yahay ka soo qaybgalkiisu . Mahadsanid
ADRESS; Gårdsten Centrum
muskotgatan 3
Waxii faahfaahin intaas dheer fadlan kala xidhiidh telefonada hoos ku qoran
1-cawaale Ahmed Kaahin 0046700495850
2- Bashir Abdilahi 0046737522551
3 -Anisa Ellabe 0046736434902