Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Hambalyo Aroos oo ku socota Faysal Cumar Geeljire Iyo Hodan Cali Ibraahim

Hambalyo Aroos:  Dhamaan reer Cumar Kahin (Cumar Geeljire) iyo qoysaskooduba meelkasta oo ay kala joogaan Faadumo Cumar Kahin (Geeljre) iyo reerkeeda Dr. Abdirahman  iyo reerkiisa Abdisamed iyo...

View Article


SIRTA XASAASIGA AH EE KA DAMBEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” EE...

SIRTA XASAASIGA AH EE KA DAMBEEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” EE SOOMAALIYEED! “If there is a will, there is a way”. HORDHAC/GOGOL-DHIG   Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo...

View Article


Hurdoweyne Saacid, Nacweyne Xasan & Danbiweyne Jawaari The dead, the bad &...

Hurdoweyne Saacid, Nacweyne Xasan & Danbiweyne Jawaari The dead, the bad & the ugly W/Q: Ahmed A. Ali E-mail: ahmedqadhabo@gmail.com Ilaahow adaa weyn oo waaxid ah. Ilaahow Aqoonna ha nagu...

View Article

Warancaddoow weli yaa isgaadhay????

Related Posts:Halkan Eeg Tacsida la Soo DiroHalkan Ka Akhriso Tahniyadaha la isku DirayoMarwo Luul Xasan Mataan Oo Weli Xukuumada SL xabsiga ku…Ciidamada Kenya oo ku andacooday in Ragga xarunta...

View Article

Dagaal siyaasadeed oo u bilaabmay gudomiyaha Wadani iyo xukuumada Siilaanyo

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha  wakiilada Somaliland  Cali Xaaji Yuusuf  ayaa ugu mar-marsooday  isku shaadhayn uu shir guddoonka wakiiladu  ku sameeyey  guddi hoosaadyada  golaha  kaasi oo...

View Article


Kulankii Xirsi la qaatey aqoonyahanka reer Awdal London

Kulanka Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan la yeeshay qaar ka mid ah aqoonyahanada iyo waxgaradka reer Awdal ee ku nool magaalada London iyo nawaaxigeeda ayaa ahaa mid isugu jirey...

View Article

Ogeysiin, Kulan weyn oo ka dhacaya caasimada Labaad ee Sweden oo khuseeya……….

OGAYSIIS             OGAYSIIS                        OGAYSIIS  Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kaso jeeda Gobolada  AWDAL, SALAL, GABILEY . e dagan Wadanka Swedan in la qaban doono...

View Article

Gofanuhu wuxu ku noolyahay Xoolaha hadduu dhulka ku dhacana uu dhintaa

gofonena waxuu ku lon yahay  xoolaha haduu dhacana waa dhintaa’  salaan kadin waxaan manta qalinka u  qaatay inaan waxyar is dultaago  wasiiru daqiliga ee mamulka somaliland warancade. hadaba warancade...

View Article


Dhulbahante, Harti koombe, Daarood, ma qabiil baa mise waa uun abtirsiimo?!!!...

Dhulbahante, Harti koombe, Daarood, ma qabiil baa mise waa uun abtirsiimo?!!! Qaybtii kowaad. Qoraalkan oo xoogaa yara dheer, oo weliba aan laba qaybood ka dhigaayo, waxan aqristayaasha ka codsanayaa,...

View Article


Hamigii Cali Warancade iyo Taladii uuna waydiiyay ma Wasiir buu ku soo...

Hamigii Cali Warancade iyo Taladii uuna waydiiyay ma Wasiir buu ku soo ururay?Caliyow Siilanyo iskuma hubtide yuu Ummada ku seejin!. Dardaarankii aanu ku siinay maalintii xilka aad tirsanaysay oo sabti...

View Article

Siilaanyo oo markii uu ku fashilmay hogaamintii wadanka Hablaha ka dhigaya...

xukunka siilaanyo markii uu ku fashilmay hugaaminta wadanka hablaha kadhigaaya xaabadii naarta oo markii uu dhaliilihii shacabka iska difaaci kariwaayey safka hore ee dagaal siyaasadeedka haweenkii soo...

View Article

Qabyaalada Dhismaha Wadooyinka Somaliland

Dhibaatada qorshe xumada ah ee dalka ku habsatay waxay tahay in qabiilooyinkii tartan la geliyey oo wadankii isku mar laga bilaabay 9 wado oo mid waliba qabyaalad salka ku hayso. Waxaana xaqiiqa ah...

View Article

Inqilaabkii Aqoonta Awdal. Qormaddii 2aad. By; Cabdirisaaq Camuudi.

Markii laga war helay imaanshaha Princess Anne ee gobolka Awdal waxa gudaha degmada Borama ka bilowday qaban qaabada soo dhaweynta gabadha ay dhashey Boqorada dalka Ingiriiska, socdaalkaas Amiirada...

View Article


Siiraanyo ayaa kaga quruxbadan, inuu la garnaqsado Luul Xasan Mataan, halkuu...

  Siiraanyo ayaa kaga quruxbadan, inuu la garnaqsado Luul Xasan, halkuu Maxamuud Barre Garaad uga soo dirayay. Isna caawa Dabbaaldeg ka sameeyay Xaruuntii uu xoogga iyo sharci darrada kaga qaaday Marwo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed ee Luul...

Boobkii Xukuumadda Iyo Burburkii Derbi Jiifka: Aargoosi Siyaasadeed ee Luul Xasan Mataan Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen   Waxaanu cod togan ugu sheegaynaa xukuumadda Somaliland in ay ka waantowdo sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax Ka Baro Magacyada Maayaradii Soo Maray Maamulka Degmada Borama Iyo...

Magaalada Borama waxa ay ka mid tahay degmooyinkii hoos tagi jirey gobolka Waqooyi Galbeed balse markii uu Marxuum Maxamed Siyaad Barre 1984kii ku dhawaaqey amma bixiyey gobolka Awdal waxa ay degmada...

View Article

JAWAAB. Wax ka baro Maayaradii Boorama soo maray iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

  Marka hore waxan salaamayaa warbaahinta madaxa banaan gaar ahaan shabakada Harowo oo aan rajaynayo inay maqaalkeygan jawaabta ah baahin doonto maadaama ay tahay mareegta aan ka akhriyay maqaalka aan...

View Article


Sheeko gaaban; Wallee curaddo loo soo dhigey. By: Cabdirisaaq Camuudi.

Sheeko gaaban; Wallee curaddo loo soo dhigey. By: Cabdirisaaq Camuudi. Salaanta Islaamka iyo barakooyinka Eebbe korkiina ha ahaato. In badan ayaad iiga barateen amma igu aragteen qoraal dheer oo malaha...

View Article

Goorma ayaynu ka baxaynaa madaxwayne ra’iisal wasaarayaasha sida shaadhadhka...

Goorma ayaynu ka baxaynaa madaxwayne ra’iisal wasaarayaasha sida shaadhadhka u kala bedelanaaya!!   Dowladan federaalka ee maanta dalka ka jirta, oo aan weli sanad iyo badh uga buuxsamin cimrigeeda,...

View Article

Tacsi Ku Socota Ehelada Marxuum Cisman Daahir Xergeeye

INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN Dhamaan dadka hoos ku xusani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Caruurtiisii iyo kuweysii dhaleen, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live