Waxaannu halkan hambalyo iyo bogaadin uga soo gudbineynaa
Boqorka Eng. Cabdullahi Bashir Sh. Cumar iyo Boqoradda Foosiya
Sh. Cabdirahman Guuleed, oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada
Boorama Bishan 06/01/2014. Waxaanan leenahay Baaraka-allaahu
Fiikum, noqdana kuwii isku waara ee Wiil, Gabadh, nolol fiican, iyo
Cibaado toosan ilaahay ugu deeqo. AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN ALLAHAYOW.
1. Hooyo: Faadumo Cabdi Ismaaciil (Af-qurux) iyo Hooyo Sacaada Cimrane,
2. Xaamud Guuleed Wacays (Jabbuutaawi) xaaskiisa iyo Carruurtiisa,
3. Professor Bashir Cali Guuleed, Xaaskiisa Seynab Sheekh Muuse Jamac Iyo carruurtooda (Prof. Zakariya, Drs Muna, Drs Sacdiya, Eng. Abdulfataah, Dr Alibaashe)
4. Eng. Cabdalla Cabdirahmaan Guuleed iyo xaaskiisa Ayaan Yuusuf Sh. Cabdullaahi iyo carruurtooda (Dr Mohamed, Abdulaziz, Yuusuf and Xamda)
5. Xaliimo-sacdiya Sh. Cabdirahman Guuleed iyo Seygeeda.
6. Xaawa Cali Guuleed iyo Saygeeda Caaqil Jibril Aden iyo carruurtooda
7. Maxamed Cali Guuleed, Xaaskiisa iyo carruurtooda
8. G/sare Ibrahim Maxamuud Guuleed, xaaskiisa iyo carroortooda
9. Hassan Ileeye Cige Xoosh, Xaaskiisa iyo Carruurtooda
10. Cige Cismaan Kaamil, xaaskiisa iyo Carruurtooda
11. Maxamed Maxamuud Guuleed, xaaskiisa iyo carruurtooda
12. Xassan Maxamuud Guuleed, xaaskiisa iyo carruurtooda
13. Faadumo Cali Guuleed iyo Seygeeda Maxamuud Cali iyo carruurtooda
14. Mako Cali Guuleed iyo Seygeeda Maxamed Dubbad iyo carruurtooda
15. Waris Cali Guuleed iyo Seygeeda Muuse Sh Cali Cabdullaahi iyo carruurtooda
16. Amina Maxamuud Guuleed iyo Seygeeda iyo Carruurtooda
17. Caasha Maxamuud Guuleed iyo Seygeeda
18. Cabdullaahi Maxamuud Guuleed iyo
19. Guuleed Cismaan Faarax Guuleed.
Dadkaasoo kala jooga, Soomaaliya, Soomaliland, Jabbuuti, Etoobiya, Yurub iyo USA
Hambalyo, Congratulations, Mabruuk.