Hambalyo ku socota Lamaanaha Cusub Axmedweli iyo Nimco
HAMBALYO MEHER Aabo c/lahi muxumed aadan hooyo ruun dirir cali faadumo c/laahi muxumed iyo sayigeed maxamed idiris iyo caruurtoda hodan c/laahi muxumed iyo sayigeeda maxamed maxamuud jaamac iyo...
View ArticleHambalyo culus oo ku socota meherka Mudane Eng. C/Callahi Bashiir Sheekh...
Waxaannu halkan hambalyo iyo bogaadin uga soo gudbineynaa Boqorka Eng. Cabdullahi Bashir Sh. Cumar iyo Boqoradda Foosiya Sh. Cabdirahman Guuleed, oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Boorama Bishan...
View ArticleHambalyo Meherka Mudane Axmedweli Barkhad Rayaale iyo Marwo Nimco Maxamuud...
HAMBALYO MEHER Aabo Maxamuud Jaamac (Aburaas) Hooyo Madaniimo Maxumed Indho-Nuur Maxamed Maxamuud Jaamac iyo Xaaskiisa Hodan Cabdilaahi Siman Maxamuud Jaamac iyo Seygeeda Jawhar Qalinle Cabdiraxmaan...
View ArticleBoorama:- DAAWO Sawirada Meherka Axmedweli Barkhad Rayaale iyo Nimco Maxamuud...
Related Posts:Hambalyo Meherka Mudane Axmedweli Barkhad Rayaale iyo Marwo…Hambalyo ku socota Lamaanaha Cusub Axmedweli iyo NimcoTahniyad ku socota lamaane isku mehersaday BooramaHambalyo ku socota...
View ArticleBulshada Galbeedk Somaliland Miyay Tashan mise Waa loo talin abid?
Waxa marka hore mahada iska leh ALLAH (SWT) Marka xigta waxa mahada leh Saxaafada madaxa banaan ee sida saxda ah ugu adeegta Bulshada Somaaliyeed meel kasta oo ay kaga suganyihiin daafaha Dunida....
View ArticleHaddaan Siilaanyo Wasiir ka dhigin Ina Warancade wuxu tegi lahaa Xamar,...
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa ku nuuxnuuxsaday inaanay danta Somaliland ku jirin in xisbi keliya toocsado talada dalka, wuxuuna intaas ku daray inaanay Axsaabta mucaaradku...
View ArticleBeesha Siilaanyo Oo H/Yoonis Ku Muquunisay G/Togdheer Iyo Sida Ay U Boobeen...
Beesha Siilaanyo waxay sedbursi balaaran ku maroorsadeen xilalkii Maamulka Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer sidaas darteed waxaan dabagal dheer kadib idiin soo gudbineynaa Liiska xilalka...
View ArticleFaysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Cagta Marin Doonaan Majeerteenka hadii ay...
DHAGEYSO Related Posts:Dhageyso, Wasiirka madaxtooyada Siilaanyo oo u hanjabay…Masuul shaaca ka qaaday In Wasiir ka mid ah Xukuumada…Siilaanyo oo ugu hanjabay Faysal Cali Waraabe inuuna…Siyaasiga...
View ArticleMADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND OO KA MID NOQDAY TUULKII UU SIILAANYO...
Ugu horeyn waxaan salaamayaa dhamaanba saxaafada xorta ah guud ahaan gaar ahaan ”ascw” Ka dib dhawaan ayaa waxaan arkay war lagu daabacay boga hore mareega ka mid ah mareegaha...
View ArticleBAAQ KU SOCOTO SOMALIYOO DHAN GAAR AHAAN XILDHIBAANADA QARANKA Oo Hadda...
BAAAAQ KU SOCOTO SOOMAALIYOO DHAN GAAR AHAAN XILDHIBAANADA QARANKA OO HADDA MINDIDA DAABKEEDA HAYSTA: XILDHIBAANEY HADDEEY TAAGAN TAHAY DOWLADDAN 20tankan BERI GUDAHOODA HALA BADBAADIYO….SEY WAX U...
View ArticleHADALKII SIILAANYO EE SHALEY WAA DHURWAA DHARAAR ”CIYAY”
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada ”asc’ Ka dib shaley oo bishu aheyd /13-01-2014 / waxa xarunta Itoobiya ka soo noqday Oday siilaanyo oo dadka u sheegay in uu casuumad ka...
View ArticleWaar Hooy Wadaadkoow Ha Iska Qoyn Ha Iska Qoyn. Sheeko Qosol leh oo Siilaanyo...
Wakhtiyadii hore dadku waxay xoolahooda u dhigi jireen taxliil balaayo xijaab ah, reer kastaana wuxuu lahaa wadaad macmiil ah oo taxliisha dhiga. Waxaa dhacdey in adhi tiro badan oo ay islaan da’weyni...
View ArticleSool iyo Sanaag socdee sidee Awdal iyo Selel laga yeelayaa?
Sool iyo Sanaag socdee side Awdal iyo Selel laga yeelayaa. Marka hore waxan hambalyo u dirayaa dhamaan dadka reer Puntland maadaama ay doorashadii ugu dhacday si nabad galyo ah isbadalna ka dhacay,...
View ArticleHawlwadeenada Harowonews Waxay Hambalyo Udirayaan Mudane Ciise Ismaaciil...
Dhamaanba hawlwadeenada Warsidaha Harowonews Waxay Hambalyo iyo Bogaadin U dirayaan Meherka Mudane Ciise Ismaaciil Axmed iyo Marwo Sahra Maxamed Muuse (Jacfar) Oo Meherkoodu Ka Dhacay Boorama. Waxan...
View ArticleReer Taleexan gurigooda gubayaa, ma kaga dayan kari waayeen reer Buuhoodle...
Reer Buuhoodle sanadahan dambe waxay gaadheen guulo waawayn, oo runtii waxku-ool ah, waxay guulo ka soo hooyeen dagaaladii Kalshaale iyo Hagoogane, kuwii ka dambayay ee Buuhoodle iyo SoolJoogto, waxay...
View ArticleHorta Feysal Cali Waraabe Waa Kuma?
Feysal Cali Waraabe Waa Kuma? Marka hore waxaan salaamayaa umada horta ah ee xalaasha ah ee reer Somaliland meel kastaba oo ay joogaanba. Marka xiga waxa aan maanta doonayey inaan idiin soo bandhigo...
View ArticleProf Axmed Samatar oo si Qaawan u taageeray Sadbursiga Beesha dhexe kuna...
Prof Axmed Samatar oo si Qaawan u taageeray Sadbursiga Beesha dhexe kuna tilmaamay beeshiisa iyo beelihii kalaba Minority Prof Samatar ayaa soo gaba gabeeyay Semenar balaadhan oo beryahan dambe...
View ArticleAirporta Boorama Waan Ka Bedeli Doonnaa Magaca Marka Aan La Wareegno...
Airporta Boorama Waan Ka Bedeli Doonnaa Magaca Marka Aan La Wareegno Maamulkiisa ,Reerihii Maamuladii Ina Awcali iyo Ina Rayaale Nagu Dul Barariyeenna Waan Ka Takhalusnay. Halkan ka akhri qoraal ku...
View ArticleBeesha Garxajis Ee Mucaaradka Ku Ah Xukunka Siilaanyo Oo Lagu Meselay...
Filikani waxa lagu bahdilayaa Beesha Garxajis ee Mucaaradka ah iyo madaxdooda siyaasiyiinta ah. Waxa sumcad loogu sameynayaa beesha Hjeclo ee talada haysa. Sadexda Balaayada Gaajada iyo Jahliga...
View ArticleWada hadalka Mamulka S/Land iyo Dawlada Somaliya maxaa sobobay In Cid kaliya...
Hadaanu nahay qurba jooga reer awda iyo salal gabilay gaar ahaan dalkani France pris waxaan mar walba aragnaa shirarka kala duwan ee ka dhacaya aduunka sida landon iyo dubai turkiga kuwaasi oo...
View Article