Waxaa hambalyo meher ah diraya
hooyo khadra ismaaciil iyo aabo yaasiin xuseen iyo caruurtooda oo kala ah
asad yaasiin xuseen,cabdiraxmaan yaasiin xuseen,haboon yaasiin xuseen,mubashir yaasiin xuseen iyo cali barkhad cumar
oo u hambalyaynaya marwo fihiima yaasiin xuseen iyo mudane aadan cali sugule oo meherkoodu kadhacay xarunta ddsi ee jijiga
waxay leeyihiin ilaahay haidin kadhigo kuwii kalahela ubad khayrqaba gurilagunasto oolagunagaado aamiin aamiin
↧
Hambalyo Ku Socota Boqorka Aadan Cali Sugule iyo Boqorada Fahiima Yaasiin Xuseen Oo Meherkoodu ka dhacay Jigjiga
↧