Daa uus iyo nabur kii an dawada lahayn ee kala dhantaalay iyo
Somaliland oo meel halisa kaga ayaala on wali la helin dhakhtarkii jari lahaa.
Shimbirka daa uusku waa shinbir la isku raacay inuu isagu ugu qurux
badan yahay xayawaan ka dunida korkeeda ilahay ku abuuray
lakiin u leeyahay nabur khatara oo loogu dowgalay oo marka uu arko
ku rida moraal jab an caadi ahay lakiin waxaa la leyahay haduuna
naburka lahayn daa uus looma babac dhigeen faankiisa iyo qabkiisa.
Hadaan usoo dhadhaco waxaan uga golleehay amaa hadalka dulucdiisa
Aniga oo ka dulaya mamulka somaliland oo mudo laga joogo 22 sano
kahor ku dhawaaqay inay somalia inteeda ka go een
lakiin an wali helin aqoonsi caalamiya oo wali aduunyada uga mida somalia
lakiin somaliland ku andocoonaysa inay buuxisay shuruudihii ay aqoonsi ku lehi lahad.
somaliland waxaa wada daga shan beelod
waxayna dowladu wax u qaybisaa 1%4 oo ay macnaheedu yahay
4 afarta beelod ee kaleh waxaa ka masab badan 1 beel oo kaliya
1ka beel ayuunbu maseerka somaliland ka go aa cidkaleh laguma aamino
laguma siidayo inay ka hadlaan taasi waa dhib meesha taala waxanan u dhafaya akhyaarta ?
Daa uus iyo nabur kii an dawada lahayn ee da uus kala dhantaalay
Iyo somaliland meel halisa kaga ayaala on wali la helin dhakhtarkii jari lahaa.
somaliland waxaa lagu amaana 22 sano inay ka badbaday dagaalkii sokeeye afeeyay
konfuta somalia amaa ragaadiyay waana run taasi ilahay ayaa garansiiyay isfahanka
lakiin waxaa yaala tu kadaran taas oo ah nabur an dawo lahayn oo kii daa uuska oo kaleh ah
kolay waxaad is ledihiin wamaxay lakiin waa fu dudyahay inaan diirka ka qaado
somaliland waxa horjooga ee markay afka beesha dhexe ka maqlaan
beelaha daraf yadu ay dib uga gurtaan gooni isku taaga
waa magaca snm iyo mujaahid waayo
waxay xasuusanayaan dadkii ay layeen nimanka sheeganaya mujaahid
lakiinse ayaa lagu jahaaday wali malaga dooday labada magac
culaska ayku hayaan beelaha darafyada somaliland
hadii labada magac la joojin waayo mamulka somaliland
waxuu noqonayaa naburkii da uuska ee an dawada lahayn
wa bilaahi towfiiq
waa qalinkii seefu samaroon mowlid cilmi ahmed