Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Daawo Siilaanyo shalay iyo maanta: Baarlamaankiibaan la xidhay, Doorashadiibaa dib loo dhigay, Dadkiibaa la xidhxidhayaa.

$
0
0

Halkan waxaan idiin ku soo ban dhigayaa axmed Siilaanyo wixii uu diidayay shalay ayuu maanta doonaya oo uu faraha kula jiraa, hadladiisii shalay iyo waxa uu maanta dalka ku hayo isu eeg

Dalka iyo dadkii doortay wax uu u qabto iska daaye waxa uu ku dhaqaaqay boob iyo hanti lunsi waxiii uu shalay lahaa waan idiin qabnayaa isga iyo qoyskiisa ayaa qabsaday oo ilaabay dadkii iyo dalkii, bad iyo bariba waa uu diirtay, halkan hoose ka dhegayso ololahii beenta ahaa ee Siilaanyo, lana kaasho maskaxdaada halka uu maanta wax marinaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles