Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Al-shabaab oo xaqiijisay Dhimashada Af-hayeenkoodii Cali dheere

$
0
0

Shabakad ku hadasha afka kooxda al shaabaab ayaa lasoo dhigay in uu geeriyooday af-hayeenka kooxda al shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere

af hayeenka dhinaca howl galada kooxda shabaab C/casiis Abuu Muscab oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afkooda ayaa sheegay in uu shahiiday Af hayeenka Kooxda shabaab.

Sidoo kale Sarkaal ka Tirsan shabaab ayaa shaaciyay in uu dhintay Sarkaalkaas waxaa uuna sheegay in aysan u dhutinaynin sarkaalka asaga oo sheegay in uu shahiiday.

Af hayeenka kooxda al shabaab sheekh cali Maxamuud Raage sheikh Cali Dheere ayaa ahaa Sarkaal muhiim u ahaa shabaab.wuxuu noqanaya saraakisha ugu danbeeyay koxdaasi laga dilo.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa ku xusuusanaya Af hayeenka Kooxda Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere sheegada iyo dilalka ardayda iyo wax garadka Soomaaliyeed.

kooxda shabaab oo magac diin ku qaraab jiray ayaa ku jiro waqtigoodi ugu danbeeyay oo aay ku qaadanayaan Koonfurta Soomaaliya.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles