Waxay yidhaadeen Sheffield Baa Ina Aqoonsatay
Waxa Abwaan Qaasin Laga Hayaa Hadmuu Dooxii Herer Dekeddo Yeeshoo Dun-buluq Laga Raacay Doonyaha
Waxa Ayaamihii Ugu Dambeeyay Laysla dhexmraayay Warar Aad U Ruxay Quluubata Dadka Ay Aduunyadu Ka eexatay ee Reer S/and warakaas oo ay dadku aad ugu dhegtaageen markii ay maqleen waa ladin citiraafay Hadaba Waxa Iswaydiin Leh Goorta Ay Golayaasha Deegaanku Noqdeen Siyaasiyiina Ka Faaloodda Qiimeeya Qadiyadaha Caalamiga Ah ee loo xilsaaray Arimaha Debedda
Waxan Filayaa in Arintaasi Ay Dhaawac Ku Keeni Doonto Xidhiidhkii UK iyo JSL Waayo waxa aan Dareemayaa In Aynu Fara Glin Ku samayanay Siyaasada Dalkaas oo Golihii Uu Qashinka U dirtaya Aynu Shaqo kale u diranay weliba Hadaan Si Kale udhigo Dhaqaale Halkan Looga Baahanahay Dalka Gudihiisa Ayaa Arintaas Lagu Fan Gareeyay Aragidada Iyadoo Shacabka Taagero lagaga Rabo
by sacad cali kaahin plucky
kaahin444@hotmail.com