HAROWO.COM
Ogaysiis Ogaysiis waxaa la ogaysiinaya somalida ku dhaqan caasimada
wadanka switzerland ina la furay xafiiskii jaliyada somalida
oo mudo badan la sugayay waana hambalyo iyo guul usoo hoyatay
somalida ku dhaqan bern city
xafiiska oo bahiyo badan dabooli doona waa hadii ilaha yidhaahdo
inshaa allaah
waxuu xafiisku u balan qaada shacabka ku dhaqan Bern city inuu
si hufnana ugu adeegi doo waana markii ugu horaysan ee somali
ka furato xafiis jaliyadeed magaalo madaxda wadanka switzerland
waxay shaqalaha xafiisku shacanka leyihin gacmo furan ku soo dhawaada
iyo wada shaqayn hufan.