Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Haddii aad Gadabuursi ka qaado cunaqabtaynta meelbuu kugula dhiman doonaa laakiin haddii aad diido adigana Qasab baan Xamar kugu geynaynaa ee taa ku seexo kuna…………

$
0
0

Beesha gadabuursi waa beesha ugu miisaan culus xag kasta gobolada waqooyi halka jiritaanka somaliland  ay ka tahay tiirka ugu weyn ee haya ee soo gaadhsiiyey 22 sanadood inay nabad ugu faanto somaliweyn.
Gasabuursi waa qabiil somaliweyn ay sharaf iyo maamuus u hayso laakiin marka awood qaybsi yimaado waxaa qaybta ugu badan la siiyaa reerba reerkii uu ka dhagar badnaa. Gadabuursi ka wax bartay iyo ka adhiga jiraa way ka baqaan inay dhiig galaan aa albaabka loo garaaco mooyaane. Soomaalidu waxay tidhaahdaa libaaxu markuu dhinto ayaa xoogiisa la tusaa oo uu ogaadaa inuu markuu noolaa cid kasta dili karayey oo awood uu lahaa laakiin markuu la dhintay xoogii taasi khasaare ayey ku noqotay.
Hadaba gadabuursi 22 sanno wuxuu isaaq u sheegayaa waa cadaalad shaxaadka aad soo heshaan inoogu qaybiya iyo cunaqabateynta iga qaada.
Labadaa arimood ayey 22 sanadood gadabuursi dhan u dhaafi kari waayeen.
Isaaq ma kala maarano oo dad wada dhashay ayaa nahay oo colaad cidna faaiido uguma jirto . Waxaa loo baahnaa in isaaq garto waxa gadabuursi xeerinayo iyo ilbaxnimada.
Waad wada ogaydeen arintii xildhibaanada saylac ee djibouti laga soo qoray ee xataa qaarkood aanay dugsi hoose somaliya ku yaal aanay galin wixii arinta halkaa geeyey waxay aheyn isaaq la safnaa ciise. Gadabuursi wuxuu isaaq ku kari waayey faraha kala baxa ragan way iska tegayaan .
Waataa maanta iyagoo maradii ina mixile madaxa ku sita saylac yimid.
Gadabuursi boqolkiiba 60%waxay aaminsan yihiin haddii isaaq cunaqabateynta ka daayo reerka oo cashuurta saylac iyo lughaya ay berbera ka hoos mariyaan si dadku u noolaado isla markaana ay ka caawiyaan hagaajinta dekadaha lughaya iyo saylac iyo inay bedelaan dhamaan maamulka isaaq ee saylac jooga ee ka faaiideysanaaya gadabuursi iyo djibouti  iyo in ay isaaq dawladda sare ee wasiiro iyo wixii la halmaala ah cadaalad lagu qaybiyo iyo isaaq oo joojiya kana guura ceelbardaale iyo caada iyo gabiley oo cadaalad wax lagu qaybsado intaas haddii ay isaaq ka suurto gasho gadabuursi 60% waxay meel kula dhiman doonaan isaaq LAAKIIN HADAAD RABTAA INAAD IDINKUNA NOOLAATAAN GADABUURSINA BUURIGA KU QUREECDO TAASI XAMAR BAAN KA XIGNAA ADIGANA QASAB AYAAN KUGU GEYNAYNAA EE TAA KU SEEXO ISAAQOOW OO KU SOO TOOS.

Elmiking@hotmail.co.uk
Cilmi montekarlo.
London


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles