Cabdirashiid Xasan Mataan Waxaan leehay Prof Axmed ha ku Mashquuline waxad...
Cabdirashiid Xasan Mataan Waxaan leeyahay Prof Axmed ha ku Mashquuline waxad Raadisaa Saamiga kaaga maqan Beesha Dhexe….. Maanta waxa igu kalifay in aan maqaalkan qoro shaqsiyaad ku sifoobay...
View ArticleMasjid ku yaalla Xamar oo dawladu burburisay si ay ugu bedesho Safaarad Mareykan
Warar lagu kal soon yahay oo aan hellnay, ayaa muujinaya in dowlada Soomaaliya oo dhawaan dhul cusub siisay safaarada Maraykanka, laga dhisaayo meel ku dhow halka uu ku yaallo masjidka Cabdicasiis oo...
View ArticleJAWAAB: Cabdirashiid Xasan Mataan Waxaan leehay Prof Axmed ha ku Mashquuline...
Marka laga hadlaayo arimaha siyaasada ayaa ah mid aragtiyo badan leh isla markaana ay adagtahay in la helo wado loo maro oo sax ah balse ugu dambaynta keenta meel aan la dhaafi karin . Qeexitaanka...
View ArticleSoomaalida iyo Quruxda: Gabadhi 26 sifo hadday leedahay lama sii daayo.Maxaa...
Soomaalidu waxay tiraahdaa: (hadday naagi lix iyo labaatan sifo oo dumar lagu raaco leedahay, asay gabar tahay, guurkeeda sina looma daayo). Sifooyinka ay tilmaamaanna waa sidatan:- - Afar ay u dheer...
View ArticleMaxaa Sababay Masiibooyinka Guul darro Ee Isdabajooga ah Ee Ku Habsaday Xulka...
Gobolka Awdal waa Gobol hide iyo dhaqan soo jireen ah ku leh noocyada kala duwan ee ciyaaraha. Waa xaruntii ay ka aasaasantay ciyaaraha kubada kirikitka ee uu guumaystihii Engiriisku keenay dalka. Waa...
View ArticleHaddii aad Gadabuursi ka qaado cunaqabtaynta meelbuu kugula dhiman doonaa...
Beesha gadabuursi waa beesha ugu miisaan culus xag kasta gobolada waqooyi halka jiritaanka somaliland ay ka tahay tiirka ugu weyn ee haya ee soo gaadhsiiyey 22 sanadood inay nabad ugu faanto...
View ArticleTacsi ku socota Qoyskii uu ka baxay Xaaji Cabdilaahi Ducaale oo maanta ku...
INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Bahda Harowonews iyo Hawl wadeenadeeduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diryaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuumku. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo intii...
View ArticleTacsi ku socota Saleebaan Xaaji Cumar Ducaale
Axmed Sh. Ibraahim Caateeye iyo xaaskiisa Jawhar Qalinle iyo Xaaskiisa Maxed Cali Iidle iyo Xaaskiisa Yusur Dr Aadan F.Abaar iyo saygeeda Jibiir Cumar iyo Xaaskiisa Rashiid Muxumed Meygaag iyo...
View ArticleMaxaa ka jira sheekada Qoyska Siilaanyo Wareejinayo suuqyada Ee ah In Prof...
Qoyska Madaxweyne Siilaanyo Oo Qurbaha Wareejinaya In Prof Samatar Lagu Laaluushay Wasiir Loo Magacaabay Jufadiisa,Maxaa Prof Samatar La Gudboon??? Ugu horrayn waxaan salaamayaa Harowonews oo ah...
View ArticleMa Taqanaa Reerka Ugu Guul Wadaha Iyo Daaquudka Badan Reer Somaliland
Marka hore salaan diiran. Marka xigta inta aanan idiin sheegin reerka wada daaqudka iyo guulwadaha noqdey, waxaan in yar ka horaysiin lahaa inaan macnaha Guulwade ama Daaquud oo isku macne ah in yar...
View ArticleWeli Shabkadan Ma Booqatay?
” Ogaysiis Ogaysiis-Tangaza Tangaza- Dhamaan Ummada Soomaaliyeed Gaadh Ahaan Bulshadda Ku Dhaqan Goboladda Waqooyi Ee Somalia Waxaa Lagu Wargalinayaa In Mareegta ( Webside )www.boramacity.com Lagu...
View ArticleOdoroska Shaxda Golaha wasiirada cusub ee dhawaan la filayo inuu ku dhawaaqo...
Golaha Wasiiirada: 1-Wasiirka Wasaaradda Caddalada Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta 2-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga 3-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga...
View ArticleAgaasimayaasha Tirada ka batay Siil aanyo magacaabay reer Awdal ma labo...
Gagaasimayaasha Cusub Reer Awdal oo Dhan Ma Labo Mareeye Ku-xigeen ayuu Ka Helay? Waa Su’aal Mudan In Ay Ka Jawaabaan Reer Awdal! Reer Awdalow Jiritaanka Somaliland ama burburkeedu Gacantiina ayuu ku...
View ArticleMaamulka Hargeysa oo ogolaaday ka mid ahaanshaha DF Soomaaliya oo ay inbadan...
Sida lagu qeexay heshiiska Istanbul waxaa Hargeysa laga maamuli doonaa Hawada Somalia hasse yeeshee magaca lagu maamuli doono wuxuu yahay Somali Federal Civil Aviation. Heshiisku wuxuu dhigayaa in...
View Article