Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Waxan Tacsi u dirayaa Qoyskii uu ka baxay Maxamed Xaaji Cabaas oo maanta ku geeriyooday Jigjiga

$
0
0

TACSI

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum  Maxamed Xaaji Cabaas oo maanta ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta DDSI.

Marxuumka waxan Eebbe SWT uga baryeynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo ubadkii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan kasiiyo Aamiin aamiin aamiin.

Jawhar Qalinle


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles