Axmed Sh. Ibraahim Caateeye iyo xaaskiisa
Jawhar Qalinle iyo Xaaskiisa
Maxed Cali Iidle iyo Xaaskiisa
Yusur Dr Aadan F.Abaar iyo saygeeda
Jibiir Cumar iyo Xaaskiisa
Rashiid Muxumed Meygaag iyo Xaaskiisa
-Cabdiraxmaan Aw Aadan Aw Daahir iyo xaaskisa
Cabdoo Xaaji Muxumed iyo xaaskiisa
Khadra Aw Aadan Aw Daahir iyo saygeeda
Fatxiyia Cumar Barkhadle iyo saygeeda
Khadra Cabdilaahi Boodhweyne
Cabdi bashiir cabdilaahi
Shuceyb Cumar
Ismaaciil Skander
Marwo Xasan sharmaarke
Dhammaan dadkan oo ku sugan dalka Sweden waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Saleebaan xaaji Cumar Ducaale oo adeerkii Cabdilaahi Ducaale ku geeriyooda caasimada dalka Jabuuti.
Waxay marxuumka Eebbe weyne uga baryayaan inuu ka waraabiyo janatul Farduusa, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN