Dhamaan hawlwadeenada shabakada Harowo waxay halkan hanbayo iyo bogaadin iyo ducoba uga dirayaan mudane Cabdirisaaq Maxamed Barkhad (Camuudi) iyo marwo Samiira Axmed Maxamed oo gabadhi ugu dhalatay magalada London ee cariga Ingiriiska. Gabadhaas oo loo bixiyay waxay leeyihiin soo barbaar, noqo tii dadkeeda diinteeda iyo dalkeedaba anfacda. AAMIIN AAMIIN AAMIIN
↧