DHAMAAN dadka hoose ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Xaaji Jaamac Aleel, Waxaan ka tacsinaynaa geeridii Naxdin lahayd ee ku timiday Xuseen Xaaji Jaamac Aleel oo ku geeriyooday Magaladda London ee Engriiska. waxaan Ilahay ugu baraynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaan qoyskii,qarabadii iyo asxaabtii uu baxana Samir iyo Imaan ka siiyo amiin amiin (Inalillah Wa Inaa Lilaahi Raajucuun)
- Maxamed Cali Muuse Iyo Xaaskiisa ·
- Daahir Cabdilaahi Waabari (Timo fadhax )iyo xaaskiisa
- Sulaymaan Daheeye ismacil Ismaciil iyo Xaaskiisa
- Maxamed Dubad Deer iyo Xaaskiisa
- Jamac Cumar Saban Iyo Xaaskiisa
- Badri Xuseen Cadar (Baabunaas) iyo Xaaskiisa
- Cabdi Muxumed Barkahdle (Abdi xiis) iyo Xaaskiisa
- Cabdirasaaq Yusuf Wayrax iyo Xaaskiisa
- Maxamed kamakame . Iyo Xaasksa
- Cali Warsame Maxamud iyo Xaaskiisa
- Maxamed Cabdilaahi Shiine
- Cibaado Geele Cadar iyo Caruurteeda
- Khadra Maxamuud Barkhad
- Cibaado Xuseen Axmed iyo Caruurteeda
- Abdikarim Sh. Cabdirahman Iyo Xaaskiisa
Dhamaan dadkaasi oo kala jooga Canada iyo Maraykanka