Ciidamada Siilaanyo Sameynayo(OPU) Maaha Ciidan Shidaal Ilaalin Ee Waa...
Beesha caalamka ayaa Maamulka Siilaanyo u diidey in ay sameystaan ciidan aan sharciga caalamka waafaqsanayn oo aan la jaanqaadi karin nabadgelyada geeska africa iyo caalamkaba,waxayna beesha caalamku...
View ArticleMaamulka Somaliland oo ka hadlay tegitaanka Xaabsade iyo Shirka Khaatumo...
Daawo Gudoomiye kuxigeenka Baarlamanka Mudane Baashe oo markii su’aalihii xaabsade laga waydiiyay jawaab u waayay ku baryoomaya anagaa joogna ee na ixtiraama (adsbygoogle = window.adsbygoogle ||...
View ArticleGolaha G10 ee Dawlad Goboleedk Khaatumo oo xilkii ku wareejiyay Baarlamanka...
Haddii aanu nahay Golaha Fulinta (G10) ee Maamulka Khaatumo waxaanu halkan ku soo gudbinaynaa bogaadin ku socota Baarlamanka cusub ee lagu doortay shirweynaha Khaatumo 3 ee hadda ka socda magaalada...
View ArticleXog: Fu’aad Aadan Cade oo Punland u wareegay iyo sababta? Dhageyso codkiisa
Illo wareedyo ka tirsan Maamulka Puntland, ayaa inoo xaqiijiyay in Siyaasiga weyn Fu’aad Aadan Cadde oo kasoo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag uu usoo goostay Puntland. Fu’aad Aadan Cadde waxa uu ka...
View ArticleCaaqil dhawaan cimaamada u qaatay inuu beeshiisa wax uga soo gooyo Gabiley...
Xubin dhawaan kusoo biirtay saaxadda dhaqanka ee gobolada Awdal, Gabiley iyo Salal ayaa sheegay inaanu oggolayn golaha dhaqan ee ay dhawaan samaysteen hoggaamiye-dhaqameedyada gobolka Awdal, isla...
View ArticleDhuxulow Kulmiye Waa Laga Dareeray Ee Ma Shadaadiin Baa Xukuumada U...
Guud ahaan waxaan salaamayaa bulshada Sharafta Badan ee Reer Somaliland meel kastoo ay Aduunka ka joogaan, marka xiga waxaan jeclahay in aan inyar wax ka idhaa hadal shalay ka soo yeedhay Afhayeenka...
View ArticleSomaalida oo ugu dambeyta Jufo Jufo Heshiisyo ula galaysa Itoobiya iyo Kenya....
RIIX SAWIRKA, BALAADHI (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:DAAWO Hees Macaan oo maqal iyo Muuqaal ah loo tumay degaankaItoobiya Iyo Soomaliya oo isku aragti ka noqday...
View ArticleGaadiidleydii Reer Awdal oo jidkii Jabuuti laga joojiyay kii Hargeysana...
Related Posts:Dawooyinka marka lasoo saaro Waxyeeladooda waxa lagu…Shirkad Kalluumeysi oo xarumeheeda iyo Shaqaaleheedu ku…Dhaqanka Dikteytarka: M/weynaha Jabuuti oo meherka inantiisaArimo cusub oo...
View ArticleSiiraanyo Iyo Saleebaan Gaal Oo Colaad Dagaal Inu Ku Dhaco Somalilnad Ku...
Siiraanyo Iyo Saleebaan Gaal Oo Colaad Dagaal Inu Ku Dhaco Somalilnad Ku Heshiiyey Si Aan Doorasho U Dhicin Waxa wax lala yaaba Siilaanyo intuu Madaxweynaha ka noqday Somaliland inuu dhiig uun u faraha...
View ArticleSU’AAL: WAAMAXAY SOMAILILAND?
Somaliland Ma Qoomiyadbaa Mise Waa Qabiil ‘‘Rag Cadaalad Waayaa Sidii Cawsha Kala Yaac’’ Muulqaalka guud ee Jamhuuriyada marka aad daalacato waxa aad dareemaysaa in aad calan hadhsanayso ciidana...
View ArticleLONDON: Hawlwadeenada Harowo Oo Tacsi U Diraysa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka...
INAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Dhamaan hawlwadeenada Warsidaha Harowo waxay Tacsi Tiraanyo Leh u dirayaan Geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid marxuun Xuseen Jaamac Aleel Oo ku geeriyooday...
View ArticleWaxaynu Arki Jirnay M/weyne Beeshiisa Culayska Saara Marka Dhibi Dhacdo, Lkn...
Waxaynu Arki Jirnay Madaxweyne Beeshiisa Culayska Saara Marka Dhibi Dhacdo, Laakiin Madaxweyne Beeshiisa Oo Dulmi Wada Horboodaya Oo Ciidankii Qarankana Isticmaalaya Siilaanyo Ka Hor Maynu Arag Waxaan...
View ArticleDaawo Qisadan Mursal iyo Hodan oo wada heesaya iyo Khadra oo ka adkeysan kari...
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Heestii sida weyn loo sugayay Muuqeeda oo soo baxday: Waa…Anigoonan kuu dhixin Tolow miyaan dhiman!!! Hodan C/raxmaan…Lamaanayaasha...
View ArticleDAAWO Hees Diiran: Hillaac iyo Asma Love oo dhex laafyoonaya………………
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Lamaanayaasha FANKA, Mursal iyo Khadra sinimo+ Axmedweli…Daawo, Heesta cusub Ee Nimcaan Hillaac.”Ma Burburay…Hees Cusub Fanaanka Codka...
View ArticleOdayadani Kalmada Kaliya Iska Wada Daba marayi Afhayeen miyayna lahayn “ismuuji”
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Related Posts:Sida Cilmiga Saynisku daba socod ugu yahay Aqoonta…Muran ka dhashay Daanyeer Sawir iska qaaday oo maxkamad…Xurgufta Mareykanka iyo...
View ArticleTacsi ku socoto Reer Xaaji Jamac Aleel, Geeridii ku timiday Wiilkooda Xuseen
DHAMAAN dadka hoose ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Xaaji Jaamac Aleel, Waxaan ka tacsinaynaa geeridii Naxdin lahayd ee ku timiday Xuseen Xaaji Jaamac Aleel oo ku geeriyooday Magaladda...
View ArticleAbwaan Budin: Maanso cusub oo la baxday Sibir oodan
Waxay Saylac leedahay sirtu barriga weeyaan sun galbeedku weeyaan kuwan suuqa boorama bulsho seexday weeyaan la sinbiidhay weeyaan maansadu sud weeyaan inta kale sir weeyaan dhayal laguma sixi karo...
View ArticleQiyaas oo Sawirka Eeg:Kaaf iyo Kala Dheeri
Kaaf iyo Kala dheeri…. Mid wajigiisa waxa ka muuqata Awood iyo Kalsooni midna Baryo iyo Isbayacuudin Kalmada sawir sida aan filaayo waxay ka soo jeedaa af-Arabi. Hase yeeshee af-Soomaaliga waxay...
View ArticleWadan Yurub ku yaal oo uu ka furanyahay Dhakhtar dadka lagu dilo oo sharci ah
Daraasaad maanta la soo bandhigay ayaa lagu sheegay in dad badan u socdaalaan dalka Switzerland si ay uga helaan geeridda loogu magac daray Geeridda Naxariista oo qofkii doonayo lagu dilayo. Dadka u...
View ArticleBeesha Ciise ee Jabuuti oo Hinaase la sarakacday markii Duqeyda Samaroon Ay...
Markii Madax dhaqameedka Beesha Samaroon doraad Kulan Gar-naqsi ah la yeesheen Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiiradda waxa durba hinaase la sarakacday beesha Ciise ee...
View Article