Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tartanka Koobka Bisha Ramadaan Oo Boorama Ka Bilowday iyo………….

$
0
0

TARTANKA KOOBKA BISHA RAMADAAN OO BOORAMA KA BILOWDAY IYO SIDEED KOOXOOD OO U FADHIYA LOOLANKAASI

kubada
Boorama (Harowo)– Magaalada Boorama ayaa maanta waxa ka bilowday tartan dhinaca ciyaarta kubadda cagta ah ,kaasoo loogu loolami doono koob loogu magaca daray bisha barakaysan ee ramadaanka .Tartanka oo ay kaqay geleyaan ilaa sideed kooxood ,ayaa waxa maanta lagu bilaabay laba kooxood oo ku kala ciyaarayey magaca Dhidar Fc iyo Fc Dental labadaa kooxood oo ciyaartoodii ku dhammaatay barbarro ,saddex gool iyo saddex gool.
Kooxahan oo lagu tilmaamo karo kooxaha heerka labaad ayaa muddada bisha ah la filayaa inay ku kala baxaan loolankaasi kooxda ugu ciyaarta fiicanina hanato koobka bishaasi ,waxana ciyaartoydani badi ku ciyaari magaca shirkado gaar ah o ka hawlgala magaalada Boorama .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles