Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Ma Taqaan, Todoba Faa’iido Caafimaad oo uu leeyahay Soonku?

Akhristoow ka hadli maayo fadliga, axkaamta, waajibaadka iyo waxyaabaha soonku ku buriya toona,Waxaanse dul mar koobaan ku samayndoonaa Raadka uu soonku ku leeyahay caafimaadka qofka. Waxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartanka Koobka Bisha Ramadaan Oo Boorama Ka Bilowday iyo………….

TARTANKA KOOBKA BISHA RAMADAAN OO BOORAMA KA BILOWDAY IYO SIDEED KOOXOOD OO U FADHIYA LOOLANKAASI Boorama (Harowo)– Magaalada Boorama ayaa maanta waxa ka bilowday tartan dhinaca ciyaarta kubadda cagta...

View Article


Ictiraafkii  Isaaq habaabis  oo laga waayay daaqadii u saarnaa!!!

Burburki Ku  Dhacay  Dawladii Dhexe Ee Somalia Sanadii 1991, Wuxu Sobabay Arrimo Farabadan,wuxu Soo Kordhiyay Dhibaatooyinka Ilaa Maanta Taagan Kuwa Ugu waawayn.Wax Yaabaha Laga Dhaxlay Burburkaasi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Dhabbaa Lacagtu Waxay Ka Mid tahay Aaladaha Ugu Waaweyn Ee Sixirka . BAL...

View Article

Golaha Wada Tashiga Iyo Toosinta Xukunka Qallooca ee Siilaanyo Waa Kii Loo...

Ugu horeyn waan idin salaamayaa guud ahaanba bahda saxaafada,guud ahaanba waad salaamantahiin,meelkasta ood joogtaan. Hadaan wax yar ka idhaado golaha cusub ee wada tashiga iyo toosintu waa gole...

View Article


Farqiga u dhexeeya Borame imika iyo markii iigu danbaysay

Farqiqa u dhexeeya Borame imika iyo markii iigu danbaysay Aniga oo ay iigu danbaysay muddo 4sanadood ah magaalada boorame ayaan dib ugu soo noqday magaalada boorame anigoo ka imi dhinacaa iyo magaalada...

View Article

xukuumada kulmiye oo 22 sano ka dib casimadii somaliland ee hargaysa u...

xukuumada kulmiye oo 22 sano ka dib casimadii somaliland ee hargaysa u badashay casimada labad ee somaliwayn, Waxa  ayaan daro  ah in manta   wufuudii  metalayay  wadankeena Somaliland ee ka qayb galay...

View Article

Tolay Yaa Reer Hebelaaydii Siilaanyo + u Hiilintii Koomishanka Dorashooyinka,...

Tolay Yaa Reer Hebelaaydii Siilaanyo + u Hiilintii Koomishanka Dorashooyinka, = Guul Daradii Daahir Rayaale Kaahin,,,,,,,,,,Qaybtii 1aad…….. Qalinkii Ciise Ismaaciil Waxaan marka hore leeyahay umadda...

View Article


Dhanka Madoow Ee Hargeysa

Dhanka Madoow Ee Hargeisa.   Ummad Kastaa Waxay Ku Hirataa Ama ay Ku caymataa Xadaarada Ayleedahay,Taasi Oo Ah Kaydka Ay  Haystaan Ee Ay Ka Dhaxleen Kuwii Iyaga Ka Horeeyay.Xadaarada Ay Umadi leedahay...

View Article


DAAWO DADKAN SIDAY SALAADDA UGU CIYAARAYAAN, Subxaanalah

View Article

Shirkada AMAL Oo Markii Ugu Horeysay Taariikhda Boorama Ka Samaysay Barnaamuj...

View Article

Waatee Wasaaradda Ugu Fadhiidsan Wasaaradaha Soomaaliland? WARBIXIN

Waa tee Wasaarada ugu Fadhiidsan Somaliland Waxaa maalmihii udanbeeyey isa soo tarayey tahriibka oo si aan hore loo arag ugu sii badanaya wadankeena.kaas oo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan aad...

View Article

Tolay Yaa Reer Hebelaaydii Siilaanyo + u Hiilintii Koomishanka Dorashooyinka...

Tolay Yaa Reer Hebelaaydii Siilaanyo + u Hiilintii Koomishanka Dorashooyinka, = Guul Daradii Daahir Rayaale Kaahin,,,,,,,,,,,,Qoramadii 2aad……. Qalinkii Ciise Ismaaciil Waxaa inoo socday qoramadeenii...

View Article


DAAWO VIDEO, 92 jir guursaday 22 jir aan la khasbin oo jaamacad ka qalin...

View Article

Waalli dhaqan waa sidee? Qormo Xoo leh

Waali dhaqan waa sidee: W/Q: Ahmed A. Ali E-mail: ahmedqadhabo@gmail.com Waali dhaqanku wuxuu ka mid yahay, dhaqamada xun ee laga dhaxlo isticmaalka noocyada kala duwan ee maandooriyayaasha. Waali...

View Article


Dhageyso Dr. Baadiyoow oo cadeystay inay xukuumada Xasan Sheekh Afgambiyayeen...

Siyaasiga   Cabdiraxman Baadiyoow oo ka mid ahaa raggii isku soo sharaxay  Madaxwaynaha Somaaliya  Wuxu imika ka tirsanyahay golaha ay Keynya abuurtay ee la baxay badbaadinta qaranka Somaliya HALKAN KA...

View Article

DAAWO Xaalada Somalidii Dhawaan Jasiirada MALTA Soo gaadhay iyo Kacdoon ka...

View Article


Khadar Guun, Halla weydiiyo Ciddii Xasuuqeysay 1991-95 dadkii ku dhimanayay...

    Burco, Berbera iyo Hargeysa intaaba waxaa ka dhacay dagaalo dad badani ku dhinteen, qaxootiyo cusub oo ka barakacayey iyo caruur badan oo ku dhammaatay dhibtaa sannadihii 1991 – 1995, mujaahidiinta...

View Article

Ma Dhabbaa Badhasaabka Awdal Cabdoo Aayer Wuxu Ku Hurdaa Dhab Libaax?

Deegaanada Baleyga & Tuurka oo ka tirsan Degmada Lughaya waxa dhowr bilood ka hor xiisad ka abuuray koox ka tirsan shaqaalaha hay’ada WFP oo dhammaantood ka soo wada jeeday Beesha dhexe ee SNM ee...

View Article

Wasaaradaha Hoosyimaada Wasiirka Wasaaradda Madaxtoyada Siilaanyo Xirsi...

Wasaaradaha Hoosyimaada Wasiirka Madaxtoyda Ee Somalland Xirzi Xaaji Cali Xasan. Wasirka Madaxtooyada Ee Somaliland Md. Xirsi Cali,Ayay Dadbadani Iswaydiyeen Shaqada Runta ah Ee Ay Wasaaradiisu...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live