Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi ku socota Reer Jaamac (Wadaadyare) oo Wiilkoodii ku geeriyooday

Dhamaam Reer Maax Maxamuud Jaamac  waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Reer Jaamac C/laahi Diiriye ( Wadaadyare) & Reer Abdi Mohamud Jaamac (Gaagaale) oo ay ka tacsiyadaynayaan Geeridii Naxdinta lahayd ee shalay ku timid Marxuum Xuseen Jaamac C/laahi oo ku geeriyooday magaaladda Miniapolis ee dalka maraykan waxaanan allah uga baryaynaa inuu Naxariistii janno ka waraabiyo AAAMIIN


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613