Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi ka timid CANADA (Edmonton)

$
0
0

INNAA LILAAHI WA INNAA ILEHI RAAJICUUN

Anigoo  ah  abdi xuseen  Axmed  (ABDI GUREY)
IYO  dadka hoos ku  qorani  waxay tacsi  u dirayaan
dhamaan  eheladii  iyo  qaraabadii  uu ka baxay
Alla ha u naxareestee  Xuseen  Jaamac Wadaad yare
oo xaley ku geeriyoodey  magaalada  minneapolis  ee cariga mareykanka
waxaan  marxuunka  illaahay  uga baryeynaa  inuu  jannadii
ka waraabiyo ehelkii   iyo  qaraabadii  uu ka tageyna
samir iyo iimaan  ka siiyo . AAMIIN
dadka tacsida diraya oo kala ah
1-Basra Mahamuud  Gudaal
2-Ehelsan Abdi gurey
3-Suleemaan Mahamuud Qawrax
4-Raage  Aden  Issaak
5-Sacaada Cawaale Cadar
6-Khaliif Cawaale Cader
7-Malyuun   C. Coofle
8-Hibo  C. Coofle
9- Sulemaan  C. Maasheeye
10- Mahamed  S. Masheeye
Oo  dhamaantood  dagen
Magaalada  Edmonton  AB  Canada

Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles