Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi Tiiraanyo leh oo ay nasoo gaadhsiisay Foosiya Cilmi Coofle

$
0
0
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Elmi Abdilaahi Coofle waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reer Jaamac Cabdilaahi Wadaad Yare, geerida naxdinta leh ee ku timid marxuun Xuseen Jaamac Cabdilaahi Wadaad Yare. waxaan Allah ugu baryaynaaa in naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo imaan ka sii

Foosiya Cilmi  A. Coofleh

fcoofleh@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles