Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi ku socota Qoyskii uu ka baxay Xuseen Wadaadyare

$
0
0

Inaa Lilahi wa inaa Ileyhi Raajicuun.
 
Anigo ah Saciid Maxamuud Obsiiye, Kuna Hadlaya Magacayga iyo Kan Reer Ammaan meel kasta oo ay joogaanba, Waxan Halkan Tacsi Tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii, Carruurtii iyo dhammaan eheladii uu ka baxay Rabbi Naxariistii Janno ha geeyee Marxuum Xuseen Jaamac Cabdillaahi (Xuseen Wadaadyare) oo dhawaan ku geeriyooday Dalka Maraykanka….. Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles