Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Tacsi, Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

$
0
0

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Ibrahim Rijaal meelkasta oo ay
joogaanba, waxaan halkan  tacsi uga dirayaa reer wadaad yare
meel kasta oy kala joogaan, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
Xuseen Wadaadyare, Isagana waxaan u rajaynaynaa inuu illaahay
jannada ka waraabiyo.
 
Fowzi Ibrahim Rijal


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles