gudiga ka kooban haldoorka beelaha samaroon
ee ay hogaaminayaan suldaanada iyo aqoonyahanada
culumda aw diinka waxgaradka dhalin yarada haweenka
siyaasinta ee manta ku dhawaaqay gudiga midaynta
beelaha samaroon ee qaban qaabada shirwayne
loo qabanaayo beelaha wada dhashay ee samaroon
aniga oo ku hadlaayo afka dhalin yarada samaroon
ee ku nool wadankan switzerland iyo magacayga
waxaan hambalyo iyo tageero u raynaa haldoorka
marta ku dhawaaqay gudiga midaynta beelaha
samaroon waxaan leenahay gulaysta anaguna
tageero buuxda ayaan inigu soo dhaway nayna
waanan inigu faraxnay waxanad ku talab sateen
waxii loo bahnaa
waxaan ilahay iniiga baryaynaa inuu inii fududeeyo
howsha la inii igmaday aamin aamin
waaa qalinkii
seefu samaroon