Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Dekedaha Bada iyo Cirkuba waa hanti Qaran, dowlada dhexena xaq bay u leedahay...

  Dekedaha Bada iyo Cirkuba waa hanti Qaran, dowlada dhexena xaq bay u leedahay la wareegistooda, Beesha Caalamkuna waa in ay ka taageertaa dowlada dhexe taas. Dhowaan shir ka dhacay magaalada...

View Article


Hambalyo ku socota golaha midnimada beelaha Gadabuursi

  gudiga ka kooban haldoorka beelaha samaroon ee ay hogaaminayaan suldaanada iyo aqoonyahanada culumda aw diinka waxgaradka dhalin yarada haweenka siyaasinta ee manta ku dhawaaqay gudiga midaynta...

View Article


Maanta reer Khaatumo Waa Jinnac Duullaan

Maqal:Maanta Reer Khaatumo Waa Jinac Duullaan Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac (AHUN) ayaa mar hore oo BBC (sida aan filayo) waraysi ay la yeealaty weydiisay su’aal had jeer Dhulbahante lagu bah-dilo,...

View Article

Waxan idin waydiinayaa Mudaharaadyadii lagu oogi jirey Daahir Rayaale ma...

  Waxaan kula talinayaa Madasha Wadatashiga iyo Toosinta in Qarankan dhiigbaxayo !‏ Waxaan salaamayaa dhamaan mareegaha xorta ah jecelna in ay baahiso xaqiiqda qaranka aan jecelnahay in lagu hago....

View Article

Taageerayaasha Somaliland oo bah-dilay Kalimadda towxiidka لا اله الا الله”

  Muwaadin Soomaaliyeed ahaan waxa aan isku dayaa aalaa inaan wax ka iraahdo Xaaladda ay ku jirto Umadda Soomaaliyeed Aniga oo aan cidna u gafin ayna iga tahay in wax la saxo haddii la...

View Article


WASIIRKA ARRIMAHA DEBEDDA OO FULIYEY DALABKII XIRSI EE KULANAKII UGU HOREEYEY

WASIIRKA ARRIMAHA DEBEDDA OO FULIYEY DALABKII XIRSI EE KULANAKII UGU HOREEYEY Innagoo naqaan hab dhaqanka guran ee Xirsi kuna salaysan mabda’ gumeysiga ee kala qaybi bulshada iyo ka madaxa adag gaarac...

View Article

Dawladdaay Dukaameysiga daa

  Dowladdaay Dukaameysiga daa: W/Q: Ahmed A. Ali ahmedqadhabo@gmail.com Ilaahow adaan waxba kaa qarsooneyn. Anigu waxaan arkayaa, Dowladda maanta dalka ka arrimineysa, siiba hoggaankeeda sare in aanay...

View Article

Heesta BUUHOODLE. Daawo

View Article


Sheeko Qosol Badan oo Siilaanyo Ku dhacday !!!

Maanta waxan Aad uu Yara Jacleystay inaan Diirada Yara Saaro wax Aan uu Arkey iney uu Bahantahey in Laga Hadlo Sida aad la wada Socotaan Airporta Calaamiga ah Ee Berbera Airport oo Si weyn Dib uu...

View Article


Dawladdaay Dukaameysiga daa. Qormada 2aad

Waxaa la yidhi: Ruuxu wax kasta oo uu falo, wuxuu u sameeyaa laba sababood, mid dhab ah (oo isaga u qarsoon, marna lala arko) iyo mid uu dadka maqashiiyyo oo dhagaha u roon, waxbase ka jirin. Waxaan...

View Article

Maqaal: Ma Goor La Isu Muuqdo Baynnu Joognaa???……

Maqaal: Ma Goor La Isu Muuqdo Baynnu Joognaa???…… Madaxda,aqoonyahanka,maalqabeenka,culimada iyo beelaha Dhulbahante iyagaa isu muuqda,waxayna indhaha ka laliyaan dareenka iyo rabitaanka dadka,dalka...

View Article

KUTUBO XOOROOW WASIIR SAMAALE, WAXAN KUGU DIIDAY MUNAAFAQADDA !!!!

  KUTUB XOOROOW WASIIR SAMAALE  WAXAAN KUGU DIIDEY MUNAAFAQADDA!!! Waxa dadka ugu mudan nin diinta yaqaan kuna camal fala, nin Alle ka cabsada oon madaxa cid kale u forarin, nin daacadnimo iyo inta...

View Article

Hoos u dhaca dhaqalaha Reer Galbeedka saameyn intee le’eg ayuu ku yeelani...

Tan iyo markii ay midoobeen dalalka reer Yurub isla markaana la baxeen magaca EU, waxay xoogga saareen sidii ay u sameysan lahaayeen lacag ay ku mideysan yihiin iyo sharci ka wada dhaxeeya. Dalalka EU...

View Article


CEEBTA MADAARKA HARGEYSA WAA MID DUL FADHIDA AXMED SIILAANYO

  CEEBTA MADAARKA HARGEYSA WAA MID DUL FADHIDA MADAXWEYNHA WAxuu yidhi halyahey amba gooji amba ha goojin geela gugan dhalaayaan kugu tiriya. Madaxweyne iyadoo ceeb iyo wanaaga dalka ka dhaca dhammaan...

View Article

MADAXWEYNE GOORMAAD TALADII DALKA KU WAREEJISEY SALAADIINTA?

Waxa aynu dooranay dawlad min Madaxweyne ilaa Gole Degaan, waxa hal ku dhig inoo ah inaynu qabyaaladda kaga baxno. Haddaba waxa Madaxweynihii aynu dooranay baal maray dastuurkii isagoo albaab iyo...

View Article


Xildhibaanka Dhawaanta Dhaxalka ku yimid golaha wakiilada ee ka hadlay...

Ugu horayn waxaan salaamaya bahada saxafada. intaa ka dib xildhibaanku wuxuu ka hadalay arin dawalada hoose ku saabsan iyo qof yar oo shaqala ah, xildhibaan waxaan kaa filaynay inaad dawalada dhexe...

View Article

Wasiirada Siilaanyo oo lacagtii shicibka danyarta ah wax loogu qaban lahaa...

Marka Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Qaarkood Haystaan Saacad7000$ oo Doolar ah Oo Dahab Ah Xirsina Uu Kaalintii Shidaalka Dawlada ee New Hargeysa(ina galan) u Ku Bedeshay Lacag Laaluush ah,Taasi Waxay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Dhalasho oo ku socota Mukhtaar Sh.C/lahi iyo Saado Xuseen oo…

Waxaan halkan hanbalyo  dhalsho uga  dirayanaa anagoo kala ah                         Hooyo  xabiiba xaaji ismaciil boqore c/nuur  sh .c/laahi  jimcaale xaaskiisa iyo caruurtiisa PRO:  c/raxmaan...

View Article

SIDAN MIYAY KU HABOON TAHAY MISE WAX DHAAMA AYAAN LA HELAYN ? Qormada 1aad

SIDAN MIYAY KU HABOON TAHAY MISE WAX DHAAMA AYAAN LA HELAYN ? Maalmaha soo socdaa ayaa la filayaa inuu madaxweyne siilaanyo uu booqasho ku tago magaalada madaxda G/Awdal ee Boorama , waa markii...

View Article

Xukuumada Siilaanyo ha ka waantowdo hantida qaranka ee ay u-isticmaaleyso in...

  Xukuumada Siilaanyo ha ka waantowdo hantida qaranka ee ay u-isticmaaleyso in ay Beelaha Somaliland iskaga hor-keento oo ku-kala fur-furto.‏ Waxaa Xukuumadii la dirtey ee la doortey  ay hawlihii...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live