Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Muuqaal argagax galiyay dad shaqo doon ahaa. Daawo waxa qabsaday

$
0
0

Shirkada LG oo u adeegsatay ii dhehda TV ay samaysay.
Shaqada adduunka ugu naxdinta badan, ayay noqotay tani iyadoo lagaa codsanayo inaad baqdin galiso dadka shaqa doonka ah iyadoo shirkadda LG ay u adeegsaneyso iidhehda TV ay sameysay, dadka aad ka wareysanayso shaqada ayaa loo shidayaa filim u eg in shil ama burbur uu ku dhacayo halka uu interviewga ka dhacayo ama muuqaalka ka danbeeya goobta wareysiga shaqada uu ka dhacaya halaag kusoo socda dhismaha.

Qofka la wareysanayo ayaa dareenkiisa oo dhan wuxuu siinayaa muuqaalka ka danbeeya oo u eg in muraayad kaliya ay ka xigto bannaanka, iyadoo uusan dareemeyn in shaashadda TV LG ay ay tahay tan muuqaalka soo gudbineyso, wuxuuna qofka uu cabsi iyo shook uu ka qaadayaa muuqaalka shaashada oo moodeyso in bannaanka dhismaha uu kusoo wajahan yahay shil halis badan, qofkana uu isagoo shooksan wareysiga uu ka cararayaa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles