Isbedel lagu sameeyay Saacada Shirku Furmayo Iyo Goobta uu ka dhacayo.
Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kaso jeeda Gobolada AWDAL, SALAL, GABILEY . e dagan Wadanka Swedan iyo wadamada Scandanevianka Shirwaynihii labaad ee Jaaliyada. ee la qabanaayay 07.Dec 2013 in is badal lagu sameeyay Goobta uu ka dhacaayay Sababo awgood
Shirkaasi wuxu ka dhici doona magaalo Madaxda labaad ee wadanka Sweden Gothenburg..
Waxana m
Muwadin kasta oo ka soo jeeda Gobaladasi muhiim buu noo yahay ka soo qaybgalkiisu . Mahadsanid
Waxii faahfaahin intaas dheer fadlan kala xidhiidh telefonada hoos ku qoran
1-cawaale Ahmed Kaahin 0046700495850
2- Bashir Abdilahi 0046737522551
3 -Anisa Ellabe 0046736434902