JAWAAB Sugan; Maayaradii Soo Marey Degmada Borama Iyo Beelaha Ay Ka Soo...
Marka hore waxaan salaamayaa shaqaalaha bahda Shabakada Harowonews iyo akhristayaasha sida joogtada ugu xidhan, marka xiga waxaan qoraalkan ku lifaaqayaa masuul aan magaciisa ka tagey markii aan...
View ArticleQormo Siyaasadeed: Nacweyne Vs Hurdoweyne
Nacweyne Vs Hurdoweyne Ilaahow adaa qaadir ah. Adaaney waxba kaa dahsooneyn. Wixii khayr nuugu jiro, na waafaji. Iyadoo barrito laga doodayo Mooshinka Codka Kalsoonida loogu qaadayo R/W Hurdoweyne,...
View ArticleZeylici wuu qiiqi ilaa qiyaamaha haduu Togdheer faraha kala bixi waayo
Madaxweyne ku xigeenka JSL Zeilici oo soo baraarugay goor barqa ah. Zeilici ma iminka ayuu ogaadey in uu madaxweyne ku xigeen yahay. Ma Xirsi baa seetadii ka furey mise Silaanyo ayaa siyaasad kale...
View ArticleTaliyihii Hore Ee Sirdoonka Somaliland Mud. Maxed Casharaar Oo Tacsi U Diraya...
Maddaxihii hore ee Sirdoonka Somaliland Mudane Maxamed Nuur Cismaan “Cansharaar” iyo Xaaskiisa Marwo Khadra Cali Libaax waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxey Marxuum...
View ArticleYeelimaayno Mr. Siilanyo iyo Wasiiradiisa Nidaamkii Aanu Kula Dagaalanay...
Ka Yeelimaayno Mr. Siilanyo iyo Wasiiradiisa Nidaamkii Aanu Kula Dagaalanay Af-weyne Bare Shalay. Waxaan marka hore salaan qiimo badan u soo gudbinayaa dhamaan shacbi-weynaha reer somaliland oo ku...
View ArticleDharaarihii Tilmaannaa Ee Soo Maray Ummadda Reer Awdal. Qormadda 1aad. By:...
Dharaarihii Tilmaannaa Ee Soo Maray Ummadda Reer Awdal. Qormadda 1aad. By: Cabdirisaaq Camuudi. 26-ka bishii Juun 1960-kii ayay ahayd markii u horreysay ee Calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago...
View ArticleBADHASAABKA AWDAL OO LOO AQOONSADAY KII UGU LIITAY BADHASAABADA LA ISKU BADALAY.
BADHASAABKA AWDAL OO LOO AQOONSADAY KII UGU LIITAY BADHASAABADA LA ISKU BADALAY. Tan iyo intii la isku badalay Badhasaabada...
View ArticleTusmo: Awdalstate Ina Xirsi Oo Kaliya Nama Khaayimeen Haddii Cumar Maxamed...
Awdalstate Rashiid Ina Xirsi Oo Kaliya Nama Khaayimeen Haddii Cumar Maxamed iyo Mahdi Isaaq iyo Kuwo Kaleba oo Badan Ayna Caawin Sida darteed Dadka Awdalstate Khalad weyn oo Khaayin Gar gaar ah ayaad...
View ArticleDharaarihii Tilmaannaa Ee Soo Maray Ummadda Reer Awdal. Qormaddii 2aad. By;...
Billowga sannadkii 1984-kii waxaa magaalada Borama ka ambo-baxey madax dhaqameed uu hoggaaminayo Suldaan Muxumed Nuur Geelle (Gurey Nuur) iyaga oo ku sii jeeda Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho,...
View ArticleXadhiga Weriye Aareh, xikmaddii Ardaale iyo Xilkas la’aanta Mayarka Borama
Xalay ayay ahayd markii saaxiib aan aad iskugu dhawnahay ii sheegay in wariye Cali ismaaciil Aare ku xidhan yahay saldhigga dhexe ee Borama,kadib waan sii xoodaamay oo waxan raadiyay ujeedada lagu...
View ArticleFARRIIN Muhim u ah Jaaliyada Awdal/salal/Gabiley iyo Harawo Ee Ku Dhaqan SWEDEN.
Isbedel lagu sameeyay Saacada Shirku Furmayo Iyo Goobta uu ka dhacayo. Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan qurbajoogta kaso jeeda Gobolada AWDAL, SALAL, GABILEY . e dagan Wadanka Swedan iyo wadamada...
View ArticleDharaarihii Tilmaannaa Ee Soo Maray Ummadda Reer Awdal. Qormaddii 3aad. By;...
Curashada sannadkii 1988-kii waxa gobollada Waqooyi oo dhan uga dhignaa mid galbinaya dabeylo iyo foore dagaal waxaana deegaan kaste laga dareemayey xaalad iyo saan saan colaadeed oo maalinba maalinta...
View ArticleHawl-wadeenada Harowonews Iyo Dadweynaha Somaliland Ee Ku Dhaqan UK Oo Tacsi...
Hawlwadeenada Harowonews iyo Dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan UK Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Oo Hooyadii Maanta Ku Geeriyootay...
View ArticleInaalilah wa inaa ilahay rajucuun, kulu nafsi taaiqtul mawt: Tacsi Ku Socota...
Inaanilaah wa inaailayhu raajicuun, Inaalilah wa inaa ilahay rajucuun, kulu nafsi taaiqtul mawt Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan reer Cabdi Obsiye Gaafane oo Wiilkoodii Marxuum...
View Article“ SAXAAFADU MA AAMUSAYO INTA DHALIILI JIRTO … !!
“ SAXAAFADU MA AAMUSAYO INTA DHALIILI JIRTO … !! saxaafadu ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka somaliland in saxafi lagu jidhdilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka somaliland, iyadoo qorshaha laga...
View ArticleSomaliland’s cold meeting with the deposed Awdalstate traitor is a classic...
SOMALILAND’S COLD MEETING WIH THE DEPOSED AWDAL STATE TRAITOR IS A CLASSIC EXAMPLE OF THE RULING SYSTEM’S CONSTANT BLACKMAIL OF ITS PEOPLE. They, for sure, know that the disgruntled Rashid is deposed...
View ArticleLONG ROAD TO FREEDOM
LONG ROAD TO FREEDOM Nelson Rolilahla Mandela was born in a village near Umtata in the Transkei on the 18 July 1918. His father was the principle councillor to the Acting Paramount Chief of Thembuland....
View ArticleOgeysiis: Soo dhaweyn loo samaynayo Musharaxa UCID C/Rashiid Xasan Mataan
WAXAA DHAMAAN LA OGEYSIINAYAA DADWEYNAHA DEGGEN MAGAALADA TORONTO IYO NAWAAXIGEEDA (GTA) IN LAGU QABANDOONO XAFLADDA SOO DHAWEYNTA MUSHARAXA MADXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND MUDANE CABDIRASHIDD XASAN...
View ArticleHambalyo Ku Socota Khadar Cabdi fanax iyo Nimco Cismaan Nuur
Mudane iyo Marwaa maherkodu dhacay. Dhamaan dadkayaga hoosta ku qoran iyo eheladayaduba waxan tahniyad iyo hanbalyo u diraynaa Boqorka Eng khadar Abdi Ibrahim (Abdi Fanax) iyo Boqorada Nimco Osman...
View ArticleDharaarihii Tilmaannaa Ee Soo Maray Ummadda Reer Awdal; Qormaddii 6aad.
Dharaarihii Tilmaannaa Ee Soo Maray Ummadda Reer Awdal; Qormaddii 6aad. Aqoonyahannadii reer Awdal ee berigaas ku sugaa dalka Sacuudi Carabiya waxa ay dabayaaqadii 1983-kii badankoodu u baqooleen...
View Article