Inaanilaah wa inaailayhu raajicuun, Inaalilah wa inaa ilahay rajucuun, kulu nafsi taaiqtul mawt
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan reer Cabdi Obsiye Gaafane oo Wiilkoodii Marxuum Axmed Abdi Obsiiye Maanta Ku Geeriyooday Magalaada Borama ee Gobolka Awdal.
Waxaanu Ilaahay (Swt) uga baryayna inuu Janadiisa ka waraabiyo marxuumka, Ehelkiisii iyo Qaraabadiisana uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Amiin amiin
Tacsidan Waxa Dirayaa:
Edinburgh, Scotland