Mudane iyo Marwaa maherkodu dhacay.
Dhamaan dadkayaga hoosta ku qoran iyo eheladayaduba waxan tahniyad iyo hanbalyo u diraynaa Boqorka Eng khadar Abdi Ibrahim (Abdi Fanax) iyo Boqorada Nimco Osman Nuur (cismaan dhafoor) oo uu maherkodu ka dhacay magalada borama hotel rays tariikhdu markay ahayd 13/12/2013
Aabo Abdi ibrahim (Abdi Fanax)
Hooyo Faadumo sheekh Muuse
Cadnaan Abdi Ibrahim iyo xaaskisa
Guuleed Abdi Ibrahim iyo xaaskisa
Ahmed Abdi Ibrahim iyo xaaskisa
Siciid Abdi Ibrahim
Abdilahi Mahamed xaji Ismaciil iyo xaaskisa
Ahmed sheek mahamed iyo xaaskisa
Siraad Farxaan Siciid iyo caruurteda
Shugri Osman Dhirane iyo saygeeda
Osman Abdisamed Osman ( abdi nafaqo)
Abdirahman Ali Elmi (Ali black)
Hooyo Casha sheikh Muuse
Hooyo Ruun Sheikh Muuse
Waxan lenahay dhamaantayo ilahay ha barakeeyo boqorka iyo boqorada waxanan ugu ducaynaynaa ducadii rasuulkeni subanaa (NNKH)’’ barakalaahu laka wabaraka calayka wa jamaca baynakumaa fiikhayr’’.
Gacal iyo sokeeyaba guurkina lagu farax !!!!