asc waxaan marka hore salmaan qaaliya u gudbinayaa
warbahinta xalasha ah ee sida xorta ah usoo gudbisa fikradaha dadweynaha
aniguna waxaal leehay hambalyo hambalyo
iyo shaqo wanaagsan
Is riix riixa beesha dhexe
OO ay ku dhix milmeen Beelihii Dafar yadu
Waxaa la is waydiinayaa maxaa ka dhex dilaacay mamulka somaliland
dad badan ayaa fahmi lah siday wax u socdaan lakiin
Baroortu orgiga kawayn arinta ugu wayni waxay ka
socota waa awooda mamulka maah maah somaliyeed
ayaa ahad labadii xaqdaro ku heshiisa xaqaa isku dira
hadaba iyadoy sidaa tahay waxaad
la wada socotaan siduu mamulka siraanyo
Awooda dalka u qaybiyay taas oo u qaybiyay beesha dhexe
Cid ka tirsan beesha dhex may celin wax lasiiyay oo may odhan
dadkii inala daganaa cadkan halasiiyo beelkasta waxay ka heshay
wayla dhaqaaqday beelihii daraf yadana afka ayaa gacanta loo
mariyay indhaha iyo dhegahana waa laga xidhay
iyadoy sidaa tahay hadana waxaa loogu daray cuna qabatay dhulkoodi
waxaad la socotaan in dekada mac malka ah ee saylac la xidhay
dadkii wax kala soo dagi jirayna cashuur xad dhaafa lagu soo rogay
shaqaalaha ka shaqeeya dhamaan kastamada bangiyada cashuurta
dhamaan waa beesha dhexe waa yaab dadkii afka ayay gacanta sareen
siday wax u socdaan way garan wayeen
mida taa dheer waxii macaawino dalka timaada waxaalagu mal
galiyaa hargaysa berbera burco meelkaleh wax ma gaadhaan
mamulka somaliland meelkasta oo iftiimaysa beesha dhexe ayaa fadhida
1 madaxwaynaha
2 gudoomiyaha gurtida
3 gudoomiyaha barlamanka
4 maxkamada
5 gudoomiyaha komeeshinka doorashada
6 taliyaha ciidamada mulatariga
7 taliyaha ciidanka bolaska
8 taliyaha ciidanka asluubta
9 wasiirka madaxtooyada
10 wasiirka dabada
11 wasiirka maliyada
12 wasiirka arimaha gudaha
13 wasiirka waxbarashada
14wasiirka ganacsiga
15 wasiirka duulista iyo hawada
16 wasiirka macdanta iyo biyaha
17 wasiirka warfaafinta
18 wasiirka howlaha guud iyo guryanta
19 gudoomiya xisbiga kulmiye iyo musharaxa xilka madaxwayne
20 gudoomiyaha xisbiga ucid iyo musharaxa xilka madaxwayne
21 gudoomiyaha xisbiga wadani iyo musharaxa xilka madaxwayne
iyo waliba %98 agaasime iyo wasiirku xigeen iyo
hayahda an dawliga ahayn waxaa xafiis kasti horjooga ka ah
nin beesha dhex ah marka siday ku raadinayaan
inay ku hantaan tageerada dadka la daga
ma soomalida kaleh bah ‘?
waxaa kaleh oo jirta in quudhsi ka dhexeeya labada
Beelod ee habar joonis oo waligeed hormuud u ahad
beesha dhexe iyo habar jeclo oo hada xawli ku socota
beeli waxay qaadan ladahay beesha dhaftay
beesha kaleh na waxay ka noqon ladahay
nimcada way madaxa la gashay iyo
Ama kaaga haysta beelaha darafyada oo ku
howlad siday u xalin lahayeen qilaafka
ka dhexeeya awooda la isku hasto
waa yaab oo mayaro
illaahow sahal amuuraha socda
wabilaahi towfiiq
waa qalinkii seefu samaroon