Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

18-ka may haka xusina Awdal ee xusa maalintii maatadiina la xasuuqay. DAAWO...

Axmed Ducaale oo ka hadlay sida ay dhalinyaro ahaan uga go’antahay inay xusaan xasuuqii snm 04 feb ay u geysatay dadkooda Related Posts:DAAWO Dadweynaha Ku Dhaqan Dila iyo Boorama oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dadweyne Daawaday Shirkii Jaraaid ee Cukuse oo ku micneeyay mid ciyaala...

Dadweyne Daawaday Shirkii Jaraaid ee Cukuse oo ku micneeyay mid ciyaala suuqnimo ka muuqatay siilaanyana uu ku bahdilayay Dulqaad La,aanta  Xukuumadu Ka Muujisey Ajex Waxey La Macno Tahey In Cabdilaahi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dharaarihii Tilmaannaa; Qormaddii 13aad. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad

Halgamayaashii ururka SDA waxa kale oo xidhiidh wannaagsan wakhtigaas la yeesheen Wasaaradaha arrimaha dibadda ee dalalka Maraykanka iyo Ingiriiska, sababaha ay mudnaanta koowaad u siiyeen hawlaha...

View Article

Burco Waxa Ku Nool Dad Xor Ah,Halka Gabiley Dadka Ku Nooli Ay aaminsanyihiin...

Burco Waxa Ku Nool Dad Xor Ah,Halka Gabiley Dadka Ku Nooli Ay aaminsanyihiin Inuu Siiraanyo Xoreeyay.   Wafti Uu Hogaaminayo Jamaal  Cali Xuseen Ayaa Maalin Dhawayd  U Ambo Baxay Gobolka...

View Article

Siilaanyo Oo Faysal Cali Waraabe Ka Xidhay Xafiiskii Xisbiga “waa la iskala...

Related Posts:Faysal Cali Waraabe oo Xukuumada Siilaanyo ugu hanjabtay…Dhageyso, Wasiirka madaxtooyada Siilaanyo oo u hanjabay…Wadamada Caalamka oo ka digay Cawaaqib-xumada ay keeni kartoDaawo Faysal...

View Article


Boobe Yuusuf Ducaale Oo Uga Digay Xukuumada In Ay Farogeliso Gollaha...

Related Posts:Faallo: Siilaanyo oo Wasiir Boobe U Sadqeeyay Laba…Labada wariye ee awoodda badan ee idaacaddii Colaad abuurka…1994-kii M.I.Cigaal wuxu ka digay Qabyaalad iyo SNM,…Wasiir Jufada...

View Article

Goormaa Inqilaabku ka dhacay Somaliland “c/raxman sayliciyow ceebta ka gigilo”

Goormaa Inqliaabku ka dhacey S/land? Ummaddu waxey codkooda siiyeen madex-weyne Siilaanyo in uu hogaamiyo muddo shansano ah oo ka bilaabaneysey Bishii June 2010. Muddadaa siilaanyo madaxa ahaa  waxa...

View Article

9 characteristics of a good wife

Every woman wants to be the figure of her husband and the perfect partner for her husband. Here are some steps to become a good wife. 1. Love this is essential in a wife to her husband. Love is the...

View Article


Silaanyo Mee Marka Marwadiisu Shirka Guriga Zeilici Ka Dhacay Dhex Fadhido

Guriga Zeilici oo 40 xildhibaan iyo wasiiro ba lihi ay ku shireeen ayaa waxa ka dhex muuqatey marwo Amina Weris iyo wasiirka madax tooyada Xirsi. Waxa is weydiin mudan, mee Madaxweynihi iyo maxay qof...

View Article


Madaxtooyada Siilaanyo Oo Laaluush Ay Gudomiye Cirro Ku Ridayso Ku Bixinaysa...

Related Posts:Arday badan Oo Isgoolada Boorama laga horjoogsaday…DEG DEG: Fadhigii golaha wakiilada mamulka S/land oo la…Beentii Kulmiye Ku Beerlaxawsaday Reer Awdal iyo Salal…Xulashada Maanta:...

View Article

Muraayadaha Madmadow ee Siilanayo Ma Indho Hurdaa Ka Hooseeya?.

Muraayadaha madmadow ee Madaxweyne Siilanayo ma indho hurdaa ka hooseeya?. Guud ahaan shacbiwaynaha rer somaliland gaar ahaana bahda saxaafada madaxa banaan waxaan ku salaamayaa salaanta islamka(ASCW)...

View Article

Is riix riixa beesha dhexe oo ay ku dhex milmeen Beelihii darifyadu

asc waxaan marka hore salmaan qaaliya u gudbinayaa warbahinta xalasha ah ee sida xorta ah usoo gudbisa fikradaha dadweynaha aniguna waxaal leehay hambalyo hambalyo iyo shaqo wanaagsan Is riix riixa...

View Article

Somali loo soo carbiyey la dagaalanka diinta ee badali doonta Alshabaab

Somali loo soo carbiyey la dagaalanka diinta ee badali doonta Al-Shabaab Bakayle intuu bur ku jiro ayuu bur kale sii daydaydaa, cadowga islaamkuna inta ay hub ama qorshe kugu la dirirayaan waxay sii...

View Article


Dharaarihii Tilmaannaa; Qormaddii 14aad. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad.

Dharaarihii Tilmaannaa; Qormaddii 14aad. By; Abdirisaq Mohamed Barkhad. Intii aan la gudagelin shirkii dib u heshiisiinta Soomaaliya ee lagu qabtey dalka Jamhuuriyada Jabuuti sannadkii 1991-kii waxa ay...

View Article

USC waa dowlada loo aqoonsan yahay Soomaaliya!! Heshiisyada caalamiga ah ee...

USC waa dowlada loo aqoonsan yahay Soomaaliya!! Heshiisyada caalamiga ah ee ay galaana Soomaali oo dhan way ku khasban yihiin!! Sida la wada ogsoon yahay, burburkii Soomaaliya waxa sababay, laba...

View Article


Guriga Saylici: Goob Ay Gabbaad Ka Dhigatay Beesha H/Jeclo Oo Laga Soo...

Guriga Saylici: Goob Ay Gabbaad Ka Dhigatay Beesha H/Jeclo Oo Laga Soo Cabbeeyo Fidnooyinka . Aslaamu Calaykum Marka hore waxaan salamaya bulshada reer somaliland guddo iyo dibeddba, Waxa arrin aad u...

View Article

DEG DEG; Xaaji Cabdi Waraabe Iyo Ergadiisii Oo Ka Baxay Dhex Dhexaadintii...

Gudida dhexdhexaadinta khilaafkii Golaha Wakiilada ayaa ka baxay dhex dhexaadinta ay ka dhex wadeen shir gudoonka golaha iyo labada garab ee mudanayaasha, kadib kolkii  gudida ay ku gacan saydheen...

View Article


Abwaankii Qabyaalada Hadraawi oo kaga cabsiiyay SNM is feedh-feedhka ictiraaf...

Abwaanka Qabyaalada Hadraawi oo kusoo caanbaxay Gabayadii Guubaadada SNM,    Ayaa ku cabsiiyay  Beesha SNM  inay ictiraaf waayayso haday is feedh feedhka daynwaydo. Abwaanka ayaa sidoo kale sheegay...

View Article

Kani yar ee Xirsi waa Kadaab,Siilaanyo Waa Mid Abaal Laawe Ah, Waana Mid...

Related Posts:Siilaanyo oo Xirsi weydiinaya wixii uu ka yeeli lahaa…DAAWO Barnaamuj Yaab leh Oo Ku Saabsan Qoysaska Qurbaha.…Halkan ka Daawo Shir Culus oo beesha Laascaanood usoo…DAAWO Reer Hargeysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fadeexo la xariirta Caashaq dhexmaray Madaxweyne Obama iyo Fanaanada Beyonce...

Sawir Qaade caan ka ah dalka Faransiiska Oo Lagu Magacaabo, Pascal Rostaing, ayaa ka hadlay, xidhiidh jacayl oo u dhexeeya madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama iyo fanaanada caanka ah ee Beyonce....

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live