Abwaanka Qabyaalada Hadraawi oo kusoo caanbaxay Gabayadii Guubaadada SNM, Ayaa ku cabsiiyay Beesha SNM inay ictiraaf waayayso haday is feedh feedhka daynwaydo. Abwaanka ayaa sidoo kale sheegay waxaad suaasha ii waydiinaysaan kuwii aad isku helaynayseen ayaa nigabay.
↧