Qalfoofkii Axmed Siiraanyo Oo maalin dhawayd Dibada Lagu Arkay Isaga Oo Socda.
Lama Yaqaano In Uu Isagii Ahaa(Axmed Siiraanyo) Iyo In Kale,Waxaase Maanta Oo Ay Bishu Tahay 20/2/14 Lagu Arkay Meelo Ka Mid Hargeisa Qof Lagu Sheegay Inuu Yahay Madaxwaynihii Somaliland,Aka.Axmed Siiraanyo.Dadka Magaalada Iyo Kuwa Warbaahinta Kala Socday Ayaa Aad U Mashquulsanaa Inay Arkaan Madaxwaynohoodi,Iyaga Oo Muddo Dheer Aan Arag Muuqiisa Su’aalo Badana Iska Waydiinayay Cidda Wadanka Maamusha Iyo Cidda Hogaanka Wadanka Haysa.
Sida Ay Sheegayeen Warbaahinta Iyo Maamulka Dawlada Wuxu Axmed Siiraanyo Soo Buuqday Laamay La Sheegay In La Dhoobdhoobayo,oo Lagu Shubayo Daabur Madoow Si Ay Camadu U Qabato Marka Odayga Meesha La Marinayo Si Dadka Looga Dhaadhicyo Inuu Axmed Nool Yahay Iyo Inuu Maamulkiisu Wax Qabanayo.
Soo Baxan Uu Maanta ,Aka.Axmed Siiraanyo Dibada U Soo Baxay Ayaa Ahyd Mid Ay Duruufaha Jiraa Keeneen,Lagama Maarmaana Ay Noqotay In Aka Axmed Siiraanyo Dibada Loo Soo Saaro Mashaaric Aaan Jirina Lafuro,Qaarna Xadhiga Laga Jaro Si Dadka Reer Somaliland Runta Looga Weeciyo Loona Mara Habaabiyo Oo Been Loogu Shubo Masgaxdooda,Tii Oo La Caayayo Aqoonta Dadka Reer Somaliland Ee Hore Looga Dhaadhicayay Inuu Siiraanyo Yahay Geesi Iyo Aqoon Yahan,Taasi Oo Soconwayday Markii Kursiga Lagu Fadhiisiyay Wixi U Ahaana Ay Soo Baxday,Arinkiisiina Noqday Inuu Guriga Isku Xidho Mar Hadii Aanu Garanayn Waxa Looga Baahan Yahay Madaxwayne Iyo Waxa Ay Tahay Masuuliyad Qaran.
Dhawr Maalmood Ka Hor Ayay Ahayd Markii Ay Dumarkii Reer Somaliland Qabteen Qaylo Dhaan Ku Saabsan Xogta Axmed Siiraanyo Iyo Meesha Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay Madaxwaynihii Ay Door Ee Ay U Hanka Waynaayeen.Arinkan In Laafiyo Axmed Siiraanyo Mahayn Mid Ku Kooban Hargeisa,Burco,Borame,
Hadaba Arimahan Oo Kale Markay Dhacaan Waxa Loo Bahanyahay In Layska Kaashadu Wixii Jira Si Wadanka Looga Saaro Hogaan La’aanta Oo Loo Doorto Hogaan Cusub.Hadii Ay Taasi Dhiciwaydo Oo Kolba Qalfoof Loo Soo Xidhay Haragi Axmed Siraanyo Dariiqa La Soo Mariyo,Dadkana Loo Sheego Inuu Madaxwaynihii Furayo Aqal Jinka Loo Dhisay Iyo Laamay Uu Jinku Maro,Kuwaasi Oo Aan Dib Loo Arag Aaragoodana Uu Dambeeyo Maalintaa Uu Qalfoofku Mashruucaa Xariga Jaryo,Waxaa DhacayanInay Wadanku Isdhexyaaco Sida Maantaba Jirta Ee Ad La Sicotaan.
Axmed Aadan Xuseen.Uk