Cajiib….Siilaanyo ma waxuu u qudbadeyn waayey si aannu uuga hadal diiwaan gelinta iyo doorashada, mise akhriska ayaa ku dhib ah ( because the president is not getting younger )…Xirsi ba ha akhriyo ee maa loo dhiibo waaka waxyaaba ka waaweyn ba lagu aaminaa e. Golihii guurtida iyo kii wakiilada laba bilood oo fasaxa ayey galeen. Dadweynahu waxay sugayaan in Madaxweynuhu TV ga qaranka ka akhriyo qudbada ileyn isagaa golihii wakiilada kala habsaamay e… Markii uu Silaanyo mucaaradka ahaa wuxuu lahaa mar uun madaxweyne i dhaha, iminkana u jeedadiisu waxa weeye fuulay ee yaa iga dejin… Wey hawl yartey sida shicibku uu uga dejiya …. Balano badan baa ka yaal sidii looga rogi lahaa oo mid yahay in meeshuba sida Mogdishu oo kala ay noqoto hadii diiwaan gelin iyo doorasho la qaban waayo. Danta madaxwynaha ma wadaan kuwa ku xeeran ee ku duduucaya in uu door danbe soo noqdo. Nasasho ayuu u baahanyey uu London iska fadhiisto oo halkaa ku cibaadeysto caafimaad kiisana kaga shaqeeyo inta u hadhay.
Abdi Mustafe abdi_mustafe123@yahoo.ca