Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Browsing all 613 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRKA MAANTA: Waan ka xumahay cudurkii Waligaaba ku hayay uunbaa kugusii...

Related Posts:SAWIRKA MAANTASawirka Maanta: Males Zenawi oo sii galaya xaruntii MingisteSawirka maanta iyo safka dambe Siilaanyo oo loo sheegay inuuWaa in la qabtaa banaan bax laga soo horjeedo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XUKUMADII HORE MUDO KORDHINTOODII DADKU RAALIBAY KA AHAAYEENE, TAN(KULMIYE)...

XUKUMADII HORE MUDO KORDHINTOODII DADKU RAALIBAY KA AHAAYEENE, TAN(KULMIYE) ABATEED CIDI UMA HAYSO. Dadwaynaha sharafta leh ee Somaliland oo dhan waan salaamayaa gude iyo dibadba: Asalaamu Calaykum....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharaf bay ahayd inuu mudane Seed casuumo guurtida J/Yoonis waxase meel ka...

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan warbaahinta nala socodsiisa kolba waxa daafaha dunida ka jira mar labaad waxaan maanta qalinka u qaatay inaan waxooga ka hadlo hadhimo sharafeed uu dhawaan axmed...

View Article

Qabyaalad Iyo Eex Ka Jirta Jaamacada Camuud (Faculty Of Medicine)

Qabyaalad Iyo Eex Ka Jirta Jaamacada Camuud (Faculty Of Medicine) QABYAALAD IYO EEX KA JIRTA JAMACADA CAMOUD FACULTY OF MEDICINE   waxa aan aad u salaamayaa dhamaan umada jecel in ay waxbarashada dalku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sooyaalka Shakhsigii U Horreeyay Soomaalida Ee Aasaasay Urur Samafal Oo Ka...

Maxamed Barkhad Miigane waxa u yidhi “Feker dheer kadib go’aanka aan qaatey waxa uu noqdey in aan aasaaso urur Samafal oo ka shaqeeya baahiyaha ay qabbaan dadka ku nool gobolka Awdal dabadeed Muqdisho...

View Article


Xamar lagaama Xigo. By: Yuusuf Garaad

Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya, waana magaaladeyda aan ku dhashay oo ay xuddunteydu ku aasan tahay. Waxaa hadda aad loo hadal hayaa in la magacaabi doono Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa...

View Article

Qalfoofkii Axmed Siiraanyo Oo maalin dhawayd Dibada Lagu Arkay Isaga Oo Socda.

Qalfoofkii Axmed Siiraanyo Oo  maalin  dhawayd Dibada Lagu Arkay Isaga Oo Socda.   Lama Yaqaano In Uu Isagii Ahaa(Axmed Siiraanyo) Iyo In Kale,Waxaase Maanta Oo Ay Bishu Tahay 20/2/14 Lagu Arkay Meelo...

View Article

Silaanyo Wuxuu Uga War-Wareegayaa Qudbadii 2014, Yaad Ka Hadlin Doorasho Iyo...

Cajiib….Siilaanyo ma waxuu u qudbadeyn waayey si aannu uuga hadal diiwaan gelinta iyo doorashada, mise akhriska ayaa ku dhib ah ( because the president is not getting younger )…Xirsi ba ha akhriyo ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alshabaab oo falalkeedii arxandarada ahaa Fadeexad ku darsatay.VIDEO

Related Posts:FADEEXAD: Badhasaab kuxigeenka Awdal iyo Xooghaya gobolka ooFADEEXAD: Daawo Al-shabaab oo heshay cajal Sirdoonka…Al-shabaab Oo Soo Saartay Cajalad Muuqaal ah Oo Ay Kaga…VIDEO: Alshabaab...

View Article


Ragbay Meelo Buktaa, Siilanyo Iyo Qaar Wasirada Beshisa Ka Tirsan waa kuwii...

  Qaybta 1aad:- Siilaanyo waxaa laga eryey madaxtinimadii Ururkii SNM horaantii 1990,markii uu wadi kari waayey ee hogaankiisii fashilmay una kala saaray ururkii SNM, beel beel iyo koox koox,sida habar...

View Article

Tacsi Ku socota Qayskii Nuur Muuse Diiriye oo ku Geeriyooday Magaladda Boorama

DHAMAAN dadka hoose ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qayskii Nuur Muuse Diiriye  oo Maanta  ku geeriyaday laguna aasay Borama waxaan Ilahay ugu baraynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo dhamaan...

View Article

Rag Bay Meeli Buktaa( Siilanyo Iyo Qaar Wasiirada Beeshiisa Ka Tirsan Waa...

Qaybtii-2aad. Akristayaal intiinii la socotay Qaybtii 1aad,Siilaanyo waa kii u cararay Ingiriiska(UK),markuu ku fashilmay Dagaalkii Sokeeye ee 1992 ee uu masuulka ka ahaa,hadaba waatan qaybtii 2aad....

View Article

Sooyaalka Shakhsigii U Horreeyay Soomaalida Ee Aasaasay Urur Samafal Oo Ka...

Bishii October sannadkii 2013 waxa dalka Ingiriiska soo gaadhay qoraaga caanka ah ee Bashir Goth oo lagu marti galiyey barnaamij dhawameed loo yaqaanno “Toddobaadka Soomaalida”. Kaas oo sannad kaste...

View Article


SONYO MA URUR DHALINYAREED BAA MISE WAA SHIRKAD FAAIIDO DOON AH?

SONYO MA URUR DHALINYAREED BAA MISE WAA SHIRKAD FAAIIDO DOON AH Aniga oo ka mid ah aqoonyahanada Somaliland waxaan rabaa maanta inaan bal wax ka qoro Dhibaatada dhalinyarada iyo Dalada isku magacowdey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XUKUUMADII KULMIYE OO KACDOON QABIIL KA WADDA GOBOLADA SOMALILAND.

XUKUUMADII KULMIYE OO KACDOON QABIIL KA WADDA GOBOLADA SOMALILAND.   Waxa baryahan maqlaynaa oo la hadal hayaa oo soo socota oo lala wadaa quuxayaa muddo kordhin, Waxaan leenahay muddo kordhin waa...

View Article


Si’ Sirgacan Wax Ugu Suluulixinta S/land ay ka wadddo gobollada Galbeedka

       Marka hore waxa Mahad leh Allah (SWT) Marka xigta waxa Mahada  leh Dhamaan Shacbi Waynaha Soomaaliyeed ee ku kala Sugan Daafaha Dunida Marka Xigta waxa Mahada leh      Dhamaan Saxaafada Umada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NEVER CATCH A TIGER’S TAIL, said by Mengistu Heile Mariam

NEVER CATCH A TIGER’S TAIL   After the end of the cold war and after Somali military regime slaughtered communist generals, then some Somali generals and communistpolitician escaped to its rival...

View Article


Mulkiilaha Wargeyska Haatuf wuxu Somaliland kusoo kordhiyay dhaqan xun

Dhamaan shacbi weynaha somaliland waan salaamayaa dibad iyo gudaba. Salaan ka dib waxaan jeclahay inaan qoraaal yar oo kooban ku iftiimiyo dhaqan cusub oo ah budhcad saxaafadeed oo ku soo biiray...

View Article

Jawaab : Sooyaalka Shakhsigii U Horreeyay Soomaalida Ee Aasaasay Urur Samafal...

Waxaan maalmahan mareegaha ka dheehday warbixin dheer oo ku saabsan “Sooyaalkii shakhsigii ugu horeeyay Soomaalida ee aasaasaey Urur Samafal oo ka shaqeeya baahiyaha bani’aadamka Soomaaliyeed (NGO)’’,...

View Article

Hadraawi Maalin Qudha Xukuumada Siilaanyo Kumuu Odhan Waa Qaldan Tihiin

Hadraawi oo ah nin abwaan ah oo waqtigii siyaad Bare qansax dheere lagu xidhey intuu dowlada ka hor yimi ayaan maanta oo xukunka Silaanyo oo gol daloo looyin fara badan le aannu weli maalin qudha ku...

View Article
Browsing all 613 articles
Browse latest View live