Quantcast
Channel: Harowo.com » Harowo – Faallo
Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Ragbay Meelo Buktaa, Siilanyo Iyo Qaar Wasirada Beshisa Ka Tirsan waa kuwii ka masuulka ahaa Dagaaladi Sokeye ee 1992-94-97

$
0
0

 

Qaybta 1aad:-

Siilaanyo waxaa laga eryey madaxtinimadii Ururkii SNM horaantii 1990,markii uu wadi kari waayey ee hogaankiisii fashilmay una kala saaray ururkii SNM, beel beel iyo koox koox,sida habar habar,Calan-cad,,,Calancas,Shuuciyiin,waxaana hogaankii ururka loo doortay   Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo ku xigeenkiisii Xasan Ciise Jamac 

 

Hadaba akhristow ilaa maalintii Siilaanyo laga fadhiisiyey hogaanka ururka SNM,1990,magaalada balligubadle wuxuu ku taamayey in uu mar uun dib u hanto hogaanka somaliland xitaa haduu dhiig faraha uu la geleyo oo uu qori caaradii mar labaad xukunka dalka ku qabsanayo.

Waxaa dhacday in uu sanadkii 1992,dagaal 5shan maalmood socday uu Siilaanyo ka dhex abuuray beelaha walaalaha ah ee wada dega xaruunta Gobolka togdheer ee Burco,wuuse ku khasaaray Siilaanyo dagaalkaasi oo shacabkii magaalada degnaa iyo ummada reer somaliland ayaa ka hortagtay oo joojisay dagaalkaasi siilaanyo abuuray,dagaalkaasi sokeeye ee burco ee 1992,waxaa ku nafwaayey 80 sideetan Qof oo isagu jirey shacab aan waxba galabsan iyo meleeshiyadii beelaha ee dagaalantay.(Waxaa dadkaasi dhintay ka Masuul Ahaa Siilaanyo iyo Kuwo Maanta Wasiiradiisa ka tirsan).

Siilaanyo Markii uu ku fashilmay dagaalkaasi wuxuu dhuumasho ku tegey cariga Ingiriiska oo weligiiba hoy u ahayd isagoo hayn kari waayey weji gabaxii iyo ceebtii uu ka qaaday fitnadii uu abuuray iyo dhiigii uu faraha lagalay,

 

Qaybta 2Labaad Waa Dagaalkii Sokeeye ee 1994–1997,iyo doorkii Siilanyo ku lahaa:-

La soco…………………….

 

Somalilandcitizen Writers staff.

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 613

Trending Articles